Claudio Ranieri oo ugu baaqay in jamaahirta Leicester ay soo dhaweeyan N’golo Kante

Tababaraha kooxda Leicester ee hadda uun loolan adag ugu jirto sidi ay dib markale ugu hanan lahayd horyalka Ingiriiska in ay si farxad leh ay dib garoonka King Power Stadium ugu soo dhaweeyan laacibka kooxdaas isaga tagay horanta xagaagan ee N’golo Kante kaas oo u dhaqaaqay dhinacaas iyo garoonka Stamford Bridge.

Kooxda N’golo Kante ee Chelsea ayaa lagu wada in ciyaar ka tirsan liig kupka waddanka Ingiriiska ay la dheelan Leicester caawa sacada marka ay soo gaarto 10-ka habeenimo oo rubi dhiman.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *