Posted in WARARKA

Rag lagu tuhunsanyahay kooxda Daacish oo lagu xiray Sacuudiga

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Saudia Arabia ayaa shaaca ka qaaday in laamaha amaanka ee dlakaasi ay fashiliyeen weeraro ay qorsheynayeen xubno ka tirsan kooxda…

Posted in WARARKA

Iran oo beenisay in ay taageerto kooxda Taliban

Dowladda Iran ayaa ganafka ku dhufatay warar soo baxay oo muiujinayay in ay gacan caawinaad ah siiso kooxda Taliban ee ay xoogageeda ka dagaalamaan dalalka…

Posted in WARARKA

Raila Odinga oo lagu boorriyay in uu ixtiraamo madaxweynaha

Af hayeenka aqalka baarlamaanka ee dalka Justin Muturi ayaa hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga ku dhaliilay hadallo qalafsan oo uu u jeediyay madaxweyne Uhuru Kenyatta. Mr…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Tanzania oo booqasho 2 maalmood ah ka billaabay Kenya

Madaxweynaha dalka Tanzania John Magufuli ayaa maanta billaabay booqasho 2 cisho ah oo uu ku joogayo Kenya, isagoo kulamo la leh masuuliyiinta dalka ee uu…

Posted in WARARKA

FBI-da oo heshay ogolaansho ay ku eegto fariimaha email-ka ee Hillary Clinton

Hay’adda dambi baarista dalka Mareykanka ee FBI-da ayaa heshay fasax ay dib u eegis ugu sameyn karto fariimaha email-llada ee ay isticmaaleen dadka xiriirka dhow…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Hogaamiyeyaasha mucaaradka oo sare u qaaday eedeymaha ay u jeedinayaan dowladda

Siyaasiyiinta kasoo jeeda garabyada mucaaradka ee dalka ayaa eedeymo kulul u jeediyay dowladda uu hogaamiyo xisbiga Jubilee, kadib markii ay soo baxeen wararka ku saabsan…

Posted in WARARKA

Dagaallo hor leh oo kasoo cusboonaaday Africada dhexe

Hay’adaha samafalka ee dhinaca gargaarka ayaa joojiyay dhaqdhaqaaqyadii ay ka wadeen waddanka Africada dhexe, kadib markii ay dalkaasi kasoo cusboionaadeen dagaallo hor leh. Hay’adda Qaramada…

Posted in WARARKA

Kenya iyo Sudan oo kala saxiixday heshiis

Dowladaha Kenya iyo Sudan ayaa kala saxiixday heshiis wada shaqeyn ah oo ku aadan sare u qaadista howlaha la xiriira wax soo saarka saliidda iyo…

Posted in WARARKA

Xoghayaha wasaaradda caafimaadka oo cadaadis lagu saarayo in uu is casilo

Waxaa isasoo taraya cadaadiska lagu saarayo xog hayaha joogtada ah ee wasaaradda caafimaadka Nicholas Muraguri in uu xilka iska casilo, wixii ka dmabeeyay markii ay…

Posted in WARARKA

Ardayda dugsiyada hoose oo maalinta berito u fadhiisan doono imtixaanka qaran

Waxaa maalinta barito ah imtixaanka qaran ee Shahaadiga ah ee loo yaqaanno KCPE u fadhisanaaya kumanaan arday oo dhameysatay wax barashada dugsiyada sare ee dalka….