Posted in WARARKA

Duufaan awood badan oo ku dhufatay wadamo ku yaalla waqooyiga America

Ugu yaraan 26 ruux ayaa ku dhimatay dalal ku yaalla waqooyiga America, kadib markii ay ku dhufatay duufaanta loo yaqaanno Hurricane Matthew oo aad u…

Posted in WARARKA

Ku xigeenka madaxa maamul goboleedka Nairobi oo ku hanjabay in uu is casili doono

Xiisadaha ka abuurmaya mooshinka ka dhanka ah madaxa maamul goboleedka Nairobi Evans Kidero ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo arrintaasi ay jawaabo kala duwan ka bixinayaan masuuliyiinta…

Posted in WARARKA

Isku shaandheyn lagu sameeyay saraakiisha booliska dalka

Taliska sare ee ciidamada booliska dalka ayaa sameeyay isku shaandheyn hor leh oo boosaska looga kala badalay qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada amaanka. Taliyaha…

Posted in WARARKA

Faahfaahin kasoo baxeysa weerarkii lagu qaaday Mandera

Masuuliyiinta maamulka iyo kuwa laamaha amaanka ee dalka ayaa sharaxaad ka bixiyay qasaaraha ka dhashay weerarkii xalay saqdii dhexe kadib laga fuliyay guri ku yaalla…

Posted in WARARKA

Dagaalyahanno taageersan dowladda Ciraaq oo lagu dilay duqeyn

Ugu yaraan 20 dagaalyahan oo ka tirsan maleyshiyaadka qabaa’ilka suniyiinta ee taageersan dowladda Ciraaq ayaa lagu dilay duqeyn xoogan oo ka dhacday meel u dhow…

Posted in WARARKA

Rakaab fara badan oo ku xayirmay garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta

Dad fara badan oo rakaab ah ayaa ku xanibmay garoonka caalamiga ah ee Jomo Kenyatta ee magaalada tan Nairobi, kadib markii la baajiyay duulimaad ay…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Raila Odinga oo cadeeyay in uusan cid kale u ogolaan doonin u tartamidda xilka madaxweynaha

Hogaamiyaha isbahaysiga mucaaradka ah ee CORD Raila Odinga ayaa markii ugu horeysay si toos ah ugu dhawaaqay in uusan marnaba cid kale oo ka tirsan…

Posted in WARARKA

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay Mandera

Ilaa 6 ruux ayaa lagu soo waramay in ay ku geeriyoodeen halka 27 kalena laga badbaadiyay weerar dabley lagu tuhunsanyahay al shabab ay xalay saqdii…