Posted in WARARKA

Dalka Ethiopia oo looga dhawaaqay xaalad deg deg ah

Dowladda Ethiopia ayaa ku dhawaaqday in ay xaalad deg deg ah kusoo rogtay dalkaasi, si loo soo celiyo xasiloonidii iyo kala dambeyntii dowladnimo, kadib markii…

Posted in WARARKA

Qalab darawaliinta khamriga cabsan ka hor istaagaya in ay gawaarida kexeeyaan oo la soo saaray

Arday wax ka dhigta mid ka mid ah jaamacadaha dalka ayaa soo hindisay qalab cusub oo sahlaya in la yareeyo shilalka gaadiidka ee aadka u…

Posted in WARARKA

Maamul goboleedka Lamu oo ka codsaday dhalinyarada kasoo laabatay al shabab in ay is dhiibaan

Masuuliyiinta maamul goboleedka Lamu ee gobolka xeebta dalka ayaa ku boorriyay dadka horay uga tirsanaa al shabab ee kasoo goostay isla markaana dib ugu soo…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo u diyaar garoobaya soo dhaweynta madaxweynaha Koonfur Africa

Madaxweynaha dalka Koonfur Africa Jacob Zuma ayaa la filayaa in uu maalinta bari ee isniinta ah soo gaaro magaalada tan Nairobi, isagoo booqasho rasmi ah…

Posted in WARARKA

Duqeymo ka dhacay Yemen oo ay ku dhinteen 140 ruux

Ugu yaraan 140 ruux ayaa ku dhintay in ka badan 500 oo kalena ay ku dhawacmeen duqeymo dhanka cirka ah oo lala beegsaday caasimada Yemen…

Posted in WARARKA

8 qof oo ku dhintay diyaarad ay saarnaayen oo ku burburtay wadanka Afghanistaan

Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistaan ayaa sheegaya in ay dhinteen dhamaan 8-dii qof ee saarnaa diyarada miltarariga dalkasi ay leeyihiin oo burburtay. Diyaradan oo ah…

Posted in WARARKA

Gudiga adeega dadweynaha ee PSC oo mar kale shaaciyay in xilal badan ay wali ka banana yihiin EACC

Gudiga adeega dadweynaha ee loo soo gaabiyo PSC ayaa mar kale shaaca ka qaaday in jagada gudoomiyaha gudiga anshaxa iyo la dagaalanka musuq-masuqa ee EACC…

Posted in WARARKA

Hogaamiyaha isbeheysiga ANC Musalia Mudavadi oo sheegay in uu diyar u yahay sidii uu CORD ula shaqeyn lahaa

Hogaamiyaha isbahaysiga ANC Musalia Mudavadi ayaa sheegay in uu diyar u yahay in uu heshiis la galo isbahaysiga mucaaradka ee Cord si doorashada guud ee…

Posted in WARARKA

Bangiga dunida ee World Bank oo maalgelinaya barnaamij dhalinyarada loogu talagalay oo dhawaan la bilaabayo

Dowlada ayaa lagu wadaa in ay dhawaan soo bandhigto barnaamij laga fulin doono 47-da counti ee dalka kaasi oo tababar loogu fidinayo dhalinyarada. Barnaamijkan ayaa…

Posted in WARARKA

Gudiga doorashooyinka iyo xuduudaha ee IEBC oo sheegay in ay diyar u yihiin doorashada guud ee sanada 2017-ka

Iyadoo doorashada guud ee xigta ay ka dhimantahay qiyaastii 300 oo maalmood ayay keenyaanka isweydiinayaan in wadanka uu si buuxda ugu diyar garoobay doorashadan. Gudiga…