Posted in WARARKA

Maxkamada oo is hor istagtay xil ka qaadista gavanaha Countiga Nairobi

Maxkamada sare ee dalka ayaa maanta is hor tagtay talaabada lagu doonayo in xilka looga qaado gavanaha Maamul goboledka Nairobi Evans kidero. Gavanaha ayaa lagu…

Posted in WARARKA

Bulshada Muslimiinta oo loogu baaqay in isu soo bax roob doon ah ay qabtaan

Iyadoo maalmihi dambe si aad ay isku soo tarayeen cabashada ka soo yeereyso shacabka ku dhaqan goobo ka tirsan dalka oo ku aadan abaarta xoogan…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Raila Odinga oo ku baaqay in la joojiyo Mashruuca ay wada Dowlada dalka

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Raila Odinga ayaa maanta sharaxaad ka bixiyay mashruuc ay wado dowlada dalka ,waxuuna ku eedeeyay xukuumada in ay qorsheyneyso mashruucan…

Posted in WARARKA

Xaakinada Maxkamada racfanka oo loo soo xulay in ay buuxiso booski ay baneysay Kalpana Rawal

Xaakinada Maxkamada racfanka dalka Philomena Mwilu ayaa loo soo xulay in ay buuxiso nafaskii ay baneysay Kalpana Rawal oo ahayd kuxigeenadii madaxii hore ee cadaalada…

Posted in WARARKA

Donald Trump oo ku goodiyay in uu xiri doono Hillary Clinton, hadii loo doorto madaxweynaha Mareykanka

Musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee mareykanka ugu tartamaya doorashada xilka madaxweynaha Donald Trump ayaa shalay weerar xaga afka ah ku qaaday madaxweynihii hore ee Mareykanka Bill…

Posted in WARARKA

Booliska oo baaraya weerar loo geystay sarkaal ka tirsan maamul goboleedka Homa Bay

Ciidamada booliska ee dalka ayaa wada baaritaanno ku aadan weerar maqribnimadii Jimcada lagu dhaawacay sarkaal ka tirsan masuuliyiinta waaxda maaliyadda ee maamul goboleedka Homa Bay….

Posted in WARARKA

Dowladda oo qoreysa qofkii noqon lahaa gudoomiyaha cusub ee gudiga la dagaalanka musuqmaasuqa

Gudiga howlaha guud ee dowladda ayaa dib u soo xayeysiiyay jagada gudoomiyaha gudiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC, iyagoo billaabay howsha ku aadan…

Posted in WARARKA

Mudaharaad ka dhacay Magaalada Malaba, kadib markii xalay la dilay niman waardiyeyaal ah

Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Malaba ee maamul goboleedka Busia ayaa maanta sameeyay mudaharaad ay uga careysanyihiin dil xalay loo geystay 5…

Posted in WARARKA

Dadka ku dhintay duufaantii ku dhufatay Haiti oo dhaafay 1,000 ruux

Tirada dadka ku dhintay duufaanta Hurricane Matthew ee ku dhufatay waddanka Haiti ayaa ka badatay 1,000 qof, xili wali la soo tabinayo dhimasho hor leh…

Posted in WARARKA

Kalonzo Musyoka oo loogu baaqay in uu burburiyo xisbigiisa Wiper

Xildhibaanno ka tirsan aqalka baarlamaanka dalka oo kasoo jeeda gobolka Ukambani ayaa ku boorriyay hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WIPER Kalonzo Musyoka in uu iska…