Bulshada Muslimiinta oo loogu baaqay in isu soo bax roob doon ah ay qabtaan

Iyadoo maalmihi dambe si aad ay isku soo tarayeen cabashada ka soo yeereyso shacabka ku dhaqan goobo ka tirsan dalka oo ku aadan abaarta xoogan ee ku dhufatay ayaa meelaha ay abaartan saameysay waxaa kamid ah deegaanka Sangaailu oo ka tirsan degmada Haluqo ee countiga Garissa.
Waxa ayna abaarta sababtay biya la’aan maadaamaa deegaanadaasi aysan lahayn ceel biyood ama matoor .
Cabdulaahi Maxamad waa Mudanaha laga soo doortay deegaanka Sangaailu waxa uu dawlada countiga Garissa iyo Dawlada dhexeba ugu baaqay in dadka deegaankiisa biya dhaamin loo sameeyo.
Dhanka kale bulshada musliminta ah ayaa loogu baqay in maalinta berito ah ay sameyaan ala bari iyo isu so bax balaaran oo roob doon.
Culimada xeryaha qaxotiga ee dadaab gaar ahaan xerada ifo ayaana dadka musliminta ah ugu baaqay in ay bari sameeyan roob doon alle lagu baryaayo roob iyo in abaaraha laga baxo.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *