Posted in WARARKA

Hal qof oo lagu dilay isku dhacyo horleh oo kasoo cusboonaday Naivasha

Wararka inaga soo gaaraaya Magaalada naivasha gaar ahaan Ndabibi ayaa sheegayaan In xalay oo isniin ahayd degmadaasi lagu dilay hal qof halka afar guryo dab…

Posted in WARARKA

Xildhibaanka Degmaada Nyando oo caawa sexanaya xabsi

Xildhibaanka degmada Nyando Fred Outa ayaa lagu wadaa in caawa uu baryo xabsiga kadib markii lagu soo eedeeyay in u kicinaayay ardayda dhigata schoolka ay…

Posted in WARARKA

Duliyayaasha diyaaradaha qaranka oo ku goodiyay shaqo joojin qaran

Duliyaasha diyaaradaha qaranka ee Kenya Airways ayaa ku goodiyay in ay qalabka iska dhigi doonaan hadii sida ugu dhaqsiyaha badan aan loo fulinin waxyaabaha ay…

Posted in WARARKA

Kenya iyo Konfur Africa oo heshiisyo dhowr ah kala saxiixday

Dowlada Kenya iyo Konfur Africa ayaa kala saxiixday arimo dhowr ah oo lagu doonayo in lagu xoojiyo xiriirka saaxibtinimo ee u dhaxeya labada dowladood. Madaxweynaha…

Posted in WARARKA

Shirkadda Samsung oo macaamiisheeda ka dalbatay in ay damiyaan taleefoonka Galaxy Note 7

Shirkadda taleefannada casriga ah soo saarta ee Samsung ayaa hakad galisay howlihii ay ku suuq geyneysay taleefanka nooca loo yaqaanno Galaxy Note 7 ee ay…

Posted in WARARKA

Dad ka cabanaya sharci la’aan oo safar lug ah kasoo billaabay maamul goboleedka Kwale, si ay u soo gaaran aqalka madaxtooyada Nairobi

In ka badan 300 oo qof oo kasoo kala jeeda qoomiyadaha Makonde iyo Wapempa ee ku nool maamul goboleedka Kwale ayaa safar dhulka ah kasoo…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Koonfur Africa oo lagu qaabilay aqalka madaxtooyada

Madaxweynaha waddanka Koonfur Africa Jacob Zuma oo booqasho 3 maalmood soconeysa shalay dalka ku yimid ayaa barqanimadii maanta si diirran loogu qaabilay aqalka madaxtooyada ee…

Posted in WARARKA

Kenya oo laga codsaday in ay dib u dhigto waqtiga la xirayo xeryaha qaxootiga dhadhaab

Mid ka mid ah hay’adaha aan dowliga ahayn ee caalamiga ah ayaa dowladda Kenya ku boorrisay in ay dib u dhigto waqtiga kama dambeysta ah…

Posted in WARARKA

Donald Trump oo waayay kalsoonidii sarkaal sare oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga Mareykanka

Musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka ugu tartami doono doorashada madaxtinimada Donald Trump ayaa la kulmaya caqabado uga imaanaya dhinaca xisbigiisa, kuwaas oo aad hoos…

Posted in WARARKA

Nin iyo wiil uu dhalay oo lagu dilay Isiolo

Wararka ka imaanaya maamul goboleedka Isiolo ayaa sheegaya in habeenimadii xalay xaafadda Burat dil loogu geystay nin iyo wiil yar oo uu dhalay. Stephen Ekiru…