Posted in WARARKA

Dad ajaanib ah oo lagu xir xiray Nairobi

Ciidamada booliska ee ka howl gala magaalada tan Nairobi ayaa xalay xabsiga u taxaabay 35 qof oo u dhalatay dalka Ethiopia, kuwaasoo lagu tuhunsanyahay in…

Posted in WARARKA

Xildhibaanka Nyando oo damiin lagu sii daayay

Xildhibaanka degmada Nyando u matala aqalka baarlamaanka Fred Outa ayaa maanta lagu sii daayay damiin, kadib markii uu xalay ku hoyday xabsiga. Mudanaha ayaa waxaa…

Posted in WARARKA

Booqashada Jacob Zuma oo bog cusub u furtay xiriirka Kenya iyo Koonfur Africa

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa maanta sheegay in booqashada taariikhiga ah ee uu dalka ku yimid madaxweynaha wadanka Koonfur Africa Jacob Zuma ay tahay mid waji…

Posted in WARARKA

Qof falastiini ah oo lagu dilay magaalada Qudus

Ciidamada Israel ayaa xalay toogasho ku dilay nin Falastiini ah, oo ka mid ahaa dad ka qeyb qaadanayay mudaharaad ka socday xaafadda Silwan ee ku…

Posted in WARARKA

Booliska oo hub kusoo qabtay howlgal ay ka sameeyeen Nairobi

Cutub ka tirsan ciidamada booliska dalka ayaa habeenimadii xalay hub isugu jira qoryo iyo rasaas kusoo qabtay is rasaaseyn dhex martay iyaga iyo koox burcad…

Posted in WARARKA

Kooxda Taliban oo qabsatay degmo hor leh oo ku taalla Afganistan

Dagaalyahannada kooxda Taliban ayaa la wareegay degmo lagu magacaabo Ghormach oo ku taalla gobolka Faryab ee dhaca waqooyiga galbeed ee dalka Afganistan. Degmadaasi ayaa shalay…

Posted in WARARKA

Dowladda oo xirtay 5 machad oo ku taalla Nairobi

Waaxda qaran ee Technologiyadda iyo wax barashada ayaa albaabada isugu dhuftay xarumno wax barasho oo lagu eedeeyay in ay kasoo bixi waayeen shuruudihii dhinaca sharciga…

Posted in WARARKA

Mudaneyaasha aqalka Senete-ka oo dalbaday in la soo xiro madaxa maamul goboleedka Vihiga

Gudi ka tirsan aqalka Senete-ka ee dalka ayaa soo saaray qaraar ay warqad ugu qoreen agaasimaha dacwad soo oogidda guud ee dalka Keriako Tobiko, iyagoo…

Posted in WARARKA

Gudiga la dagaalanka musuqmaasuqa oo baaraya 800 oo kiis oo la xiriira dambiyo dhaqaale

Howl wadeennada gudiga anshaxa iyo la dagaallanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa wada baaritaanno ku aadan ilaa 800 kiis oo la xiriira dambiyo lagu sameeyay dhinaca…