Posted in WARARKA

Ninkii lagu eedeeyay in uu lacag ka dhacay ku xigeenka madaxa maamul goboleedka Tharaka Nithi oo beeniyay eedeyntaas

Waardiyaha ku xigeenka madaxa maamul goboleedka Tharaka Nithi Mr Eliud Murithi ayaa maanta isku dhiibay laamaha amaanka, isagoo beeniyay eedeymo loogu jeediyay in uu lacag…

Posted in WARARKA

Kenya Airways oo ka digtay in ay joojin doonto iibinta Tigidhada

Masuuliyiinta shirkadda diyaaradaha qaranka ee Kenya Airways ayaa ku gacan seyrtay dalab uga yimid golaha ay ku bahoobeen duuliyeyaasha diyaaradaheeda, oo ah in shaqada laga…

Posted in WARARKA

Todobaadka dhaqanka Soomaaliyeed oo maanta ka furmay Nairobi

Xarunta dhaqanka Kenya ee magaalada tan Nairobi ayaa waxaa maanta ka furmay todobaadka dhaqanka soomaaliyeed oo si weyn loo agaasimay. Masuuliyiin iyo dadweyne fara badan…

Posted in WARARKA

Qasaare dhimasho ah oo ka dhashay Qarax is miidaamin ah oo ka dhacay Nigeria

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qasaaraha ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo shalay ka dhacay gobolka Borno ee waqooyiga dalka Nigeria. 8 ruux ayaa…

Posted in WARARKA

Taageerayaasha Moses wetangula oo kasoo hor jeestay in uu Seneterka raali galin bixiyo

Siyaasiyiinta xulafada la ah hogaamiyaha xisbiga Ford Kenya kana mid ah madaxda sare ee isbahaysiga mucaaradka ah ee CORD Moses Wetangula ayaa gaashaanka ku dhuftay…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka oo dalbaday in dalka laga mamnuuco hogaamiyaha mucaaradka Suudaanta Koonfureed

Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday in ay ka fiirsaneyso go’aan ku aadan sidii cuna qabateyn loogu soo rogi lahaa hogaamiyaha mucaaradka dalka Suudaanta Koonfureed…

Posted in WARARKA

Dowladda oo shaqaaleysiisay dad loo xil saaray hir galinta mashruuca computerada gacanta

Masuuliyiinta dowladda ayaa soo xushay saraakiil ay shaqadooda noqoneyso in ay kormeeraan hab sami u socodka iyo dhaqan galinta mashruuca Computerada gacanta ee loo yaqaanno…