Posted in WARARKA

Kalkaaliyeyaasha Tharaka Nithi oo ku hanjabay shaqo joojin

Ururka ay ku bahoobeen kalkaaliyeyaasha caafimaadka ee Kenya ayaa ogeysiis shaqo joojin ah oo 7 maalmood ah u gudbiyay dowlad goboleedka Tharaka Nithi, kadib markii…

Posted in WARARKA

Booliska Kisumu oo dilay rag burcadnimo lagu tuhmay

Ciidamada booliska ee ku sugan maamul goboleedka Kisumu ayaa galinkii dmabe ee shalay toogasho ku dilay 4 nin oo burcadnimo lagu tuhmay iyagoo xabsiga u…

Posted in WARARKA

Dowladda dhexe oo loogu baaqay in ay wax ka qabato abaaraha ka taagan Garissa

Waxaa isasoo taraya walaaca xoogan ee ku saabsan saameynta ay abaaraha ku yeesheen gobolka waqooyi bari iyo qeybo kale oo ka mid ah dalka. Hogaamiyeyaasha…

Posted in WARARKA

Dowladda Colombia oo waqtiga u kordhisay heshiiskii ay la gashay fallaagada

Madaxweynaha dalka Colombia Juan Manuel Santos ayaa kordhiyay waqtiga uu soconayo heshiiska xabad joojinta ah ee ay dowladdiisa la gaartay kooxda Fallaagada ah ee FARC….

Posted in WARARKA

Guryo dhowr ah oo lagu gubay isku dhacyo kasoo cusboonaaday Kisii iyo Narok

Isku dhacyo hor leh oo kasoo cusboonaaday bulshooyinka dagan maamul goboleedyada Kisii iyo Narok ayaa lagu soo waramayaa in dhowr guri dab lagu qabadsiiyay. Dhinacyada…

Posted in WARARKA

30 qof oo ku dhimatay dagaal ka dhacay Africada dhexe

Ugu yaraan 30 ruux ayaa lagu dilay halka 57 kalena ay ku dhaawacmeen dagaal culus oo shalay ka dhacay waddanka Africada dhexe ee uu qalalaasaha…

Posted in WARARKA

Raila Odinga iyo Kalonzo Musyoka oo kulan yeeshay

Hogaamiyeyaasha isbahaysiga mucaaradka ah ee CORD ee kala ah Raila Odinga iyo Kalonzo Musyoka ayaa yeeshay kulan ay uga arrinsanayaan sidii ay u xalin lahaayeen…

Posted in WARARKA

Qoomiyadaha Makonde iyo Mapempa oo sharciga aqoonsiga helaya bisha December

Dhammaan dadka kasoo jeeda qoomiyadaha Makonde iyo Mapempa ayaa la filayaa in ay helaan sharciga aqoonsiga ee loo yaqanno Kibaandhaha, ka hor inta aan la…

Posted in WARARKA

Duuliyeyaasha shirkadda diyaaradaha KQ oo lagu amray in aysan shaqo joojin sameynin

Dowladda dhexe ayaa soo saartay amar ay duuliyeyaasha shirkadda diyaaradaha qaranka ee Kenya Airways uga hor istaageyso in ay ku dhaqaaqaan gadood shaqo joojin ah….