Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Raila oo ugu baaqay gudiga IEBC in ay xafiisyada baneeyan

Hogaamiyaha isbahaysiga mucaaradka dalka ee CORD Raila Odinga ayaa ugu baaqay saraakiisha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha dalka in ay xafiisyada baneeyan waxana…

Posted in WARARKA

Ciidamada booliska oo dib u helay lacag dhan 1.4 milyan oo shillinka dalka ah

Saraakiisha baareysay lacagaha laga xaday gavana kuxigeenka ismaamulka Tharakanithi ayaa waxa ay sheegen in ay dib u Helen lacag dhan 1.4 milyan oo shillinka dalka…

Posted in WARARKA

Gudiga EACC oo sheegay in wakiilada aqalka hoose ee countiga Kisii ay darmuusho ku soo iibsaden 8,000 oo shillinka dalka ah

Gudiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqa ee marka magaciis la soo gaabiyo loo yaqaano EACC ayaa warbixin u soo saaray waxa ku qeexan in wakiilada…

Posted in WARARKA

Xoghaya ururka shaqaalaha ee COTU Francis Atwoli oo ugu baaqay gudiga EACC in ay faraha kala baxan lacaga ay qaatan dadka hawlgabka noqday

Dalada ay hoostagan shaqaalaha dalka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano COTU oo u xoghayaha u yahay Francis Atwoli ayaa waxa ay gudiga…

Posted in WARARKA

Qarax ismiidamin ah oo ka dhacay goob ay ku cibaadeysanaayen dad shiica ah

Qarax ismiidamin ah oo lala bartilmaamedsaday goob aas lagu waday in u ka dhaco ee kutaalo dalka Iraq ayaa waxa ku dhintay ilaa iyo 35…

Posted in WARARKA

Mareykanka oo qorsheynaya weerar dhanka Internetka ah oo uu ku qaado Ruushka

Maraykanka ayaa doonaya in ay aargoosi toos ah ku sameeyaan Ruushka oo horey loogu eedeeyey weerar dhanka Internetka ah in ay maraykanka ka fuliyeen. Maraykanka…

Posted in WARARKA

Ababu Namwamba oo eedeyn u jeediyay dowlada countiga Busia

Ababu Namwaba oo ah hogaamiyaha xisbiga LPK ayaa ku eedeeyay dowlada maamul goboledka Busia in ay haysato maamul xumo kadib markii shaqaalaha caafimadka ay shaqo…

Posted in WARARKA

Shacabka Thara Kinithi oo siyaabo kala duban uga hadlayo lacagti la sheegay in laga xaday kuxigeenka gavanaha Thara Kanithi

Waxaa siyaabo kala duban looga hadlayaa lacagtii goor sii horeysay laga xaday kuxigeenka gavanaha maamul goboleedka Thara Kanithi. Shacabka iyo waxgaradka countigaasi ayaa is weydinayaa…

Posted in WARARKA

Ciidamada booliska Tana River oo ka hortagay dad dibadbax qalalaasa wato dhigayay

Ciidamada booliska ee ka howlgala Maamul goboledka Tana River ayaa is hortaagay dadweyne careysan oo dibadbax dhigayay kuwaas oo ka cabanaayay in laga soo daahiyay…

Posted in WARARKA

Odeyaasha Countiga Mandera oo maanta shir ku leh Magaalada Takaba

Odeyaasha mid kamid ah beelaha dega Maamul goboledka Mandera ayaa maanta shir kuleh Magaalada Takaba ee isla countigaasi. Shirkan ayaa looga gol leeyahay in markale…