Posted in WARARKA

Labo qof oo burcadnimo lagu tuhmayo oo lagu dilay countiga Kiambu alaabtii ay dhaceena laga soo qaaday

Labo qof oo  looga shakisanyahay in ay burcad yihiin ayaa saaka  lagu toogtay  xaafada Wangige  ee maamul goboleedka  Kiambu . Labada qof ee la toogtay…

Posted in WARARKA

Kumanaan qof oo ku dhaqan countiga Kwale oo ay macluul heysato kadib abaaraha degaanadaasi saameyay

In ka badan 200,000 oo qof oo ku dhaqan  degaanada  Kinango  iyo  Lunga Lunga  oo ka tirsan maamul goboleedka Kwale ayaa macluul wajahaya. Arrintan ayaa…

Posted in WARARKA

Qaar ka mid ah hogaamiyaasha countiga Tana River oo cambareeyay dhacdo lagu dhibateeyay wariye countigaasi ka howlgalayay

Qaar ka mid ah hogaamiyaasha maamul goboleedka Tana River ayaa cambareeyay  dhacdo la sheegay in qaar ka mid ah ciidamada booliska gaar ahana kuwa maamulka…

Posted in WARARKA

Wasiirka gadiidka oo sheegay in dowlada ay laami ka dhigi doonto wada dheerarkeedu yahay 4,000 oo kilomitir 4- ta sano ee soo socoto

Wasiirka wasaarada gadiidka ee dalka James Macharia  ayaa sheegay in dowlada ay qorsheeysay in 4-ta sano ee soo socdo  ay laami ka dhigto wada dhan…

Posted in WARARKA

Shirkada diyaaradaha ee Kenya Airways oo kansashay duulimaad dhowr ah

 Shirkada diyaaradaha  dalka  ee Kenya Airways ayaa wax kama jiraan ka soo qaaday dhowr   duulimaad oo horay loo qorsheeyay in ay diyaaradaheeda bilaaban saaka halka…

Posted in WARARKA

Dowlada oo ardayda dhigata dugsi ku yaalo countiga Kilifi u qeybisay 156 kompuyutar

Dowlada dalkan Kenya  ayaa 156  kamid ah nooca kompuyutarka yaryar ee  loo yaqaano  tablets u qeybisay ardayda dhigata dugsi ku yaalo maamul goboleedka Kilifi. Talaabadan…

Posted in WARARKA

Dowlada oo diiwangelineysa howl wadeenada caafimadka ee u dhashay Kenya oo ku dhaqan Mareykanka

Safaarada Kenya ay ku leedahay  Mareykanka  ayaa wado  qorsho lagu xaqiijinaya tirada  rasmiga ah ee  shaqaalaha caafimadka ee u dhashay Kenya balse dalkaasi ku dhaqan….

Posted in WARARKA

Senetarka maamul goboleedka Nairobi Mike sonko oo sheegay in uu heystay amar uu wakiil uga noqdo madaxweynaha dalka.

Senetarka maamul goboleedka Nairobi Mike Sonko ayaa   agaasimaha waxda dacwad oogista  mr. Keriako Tobiko  ku eedeyay in uu  si qaldan ku bartilmaamedsanayo kadib markii uu…

Posted in WARARKA

Duuliyaasha shirkada duulimadka ee Kenya Airways oo sii wadi doono shaqa jojinta ay ku dhaqaqeen

Dhibaatada heysata shirkada  duulimadka  dalka ee loo yaqaano KQ  ayaa sii xogeysaneysa iyadoo duuliyaasha shaqa joojinta ku jira ay hada ku adkeysanayaan in aysan shaqada…

Posted in WARARKA

Musharaxa xisbiga jamhuriga ee Mareykanka Donald Trump oo ka cabsi qabo in doorashada lagu shubto

Musharaxa xisbiga jamhuuriga ee Mareykanka Donald Trump ayaa  warhaabinta ku eedeyay in  ay ka shaqeyneyso  sidii  loogu shuban lahaa natiijada ka soo bixi doonto doorashada…