Labo qof oo burcadnimo lagu tuhmayo oo lagu dilay countiga Kiambu alaabtii ay dhaceena laga soo qaaday

Labo qof oo  looga shakisanyahay in ay burcad yihiin ayaa saaka  lagu toogtay  xaafada Wangige  ee maamul goboleedka  Kiambu .

Labada qof ee la toogtay ayaa   ka mid ahaa 4 nin oo  dhac ka geysanayay xaafad la deganyahay kadib inta aynan shacabka booliska ku wargelinin.

Falka dhaca ayaa noqday mid anan si buuxda loogu guleysanin oo fashilmay.

Ciidamada booliska ayaa sheegay in durbaba ay goobta tageen , burcadana baacsadeen kadibna labo ka mid ah toogteen.

Sido kale booliska ayaa sheegay in ay soo heleen qaar ka mid ah alaabtii ay burcada dhaceen.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *