Posted in WARARKA

Ugu yaraan 125 maxaabiis ayaa ku dhintay dibadbaxyo ka dhacay xabsi ku yaala wadanka Brazil.

Wararka ka imaanaya  dalka Brazil ayaa sheegaya  in  ugu yaraan 125 maxaabiis  ay ku dhinteen dibadbaxyo ka dhacay mid ka mid ah xabsiyada dalkaasi. Xabsigan…

Posted in WARARKA

Senetarka Nairobi Mike Sonko oo qoray fariin ku saabsan hadal uu jimcadii jeediyay

Senetarka maamul goboleedka Nairobi Mike Sonko ayaa  waaxda dambi baarista fariin  ka qoray. Fariinta ayaa ku saabsan hadal uu jimcadii la soo dhafay jeediyay oo…

Posted in WARARKA

Abaaraha ka jira maamul goboleedka Garissa oo saameyay boqolkiba 60 ee rayidka countigaasi.

Abaaraha ka jira qaar ka mid ah degaanada   hoos tago maamul goboleedka Garissa ayaa la sheegaya in ay saameyeen boqolkiba 60 ee  shacabka. Dadkan abaaraha…

Posted in WARARKA

Ganacsade soomaali ah oo xalay lagu dilay countiga Kilifi

Xassan cali cabdi oo ahaa ganacsade soomaaliyeed oo ku sugnaa Teso oo u dhow magaalada Kilifi ayaa xalay fiidnimadii waxaa halkaasi ku dilay dad hubeysan…

Posted in WARARKA

24 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay dalka Pakistan

Wararka ka imaanaya wadanka Pakistaan ayaa sheegaya in ugu yaraan 24 qof ay dalkaasi ku dhinteen halka  in ka badan 70 kalena ay dhawacmeen  ka…

Posted in WARARKA

Boqorkii ugu dambeeyay ee wadanka Rwanda Kigeli V oo Mareykanka ku geeriyooday

Boqorkii ugu dambeeyay ee wadanka Rwanda  laguna magacaabi jiray  Kigeli V,  ayaa  shalay ku geeriyooday Mareykanka  isagoo 80 sano jir ah sida lagu qoray shabakadiisa…

Posted in WARARKA

Bangiyada iyo dukaamada waa weyn oo lagu amray in ay dhisaan musqul ay macamiishooda isticmalaan

Agaasimaha waaxda faya dhowrka mr. Kepha Ombacho  ayaa dhamaan subamaketyaada, bangiyada iyo guud ahaan xarumaha dadweynaha ay ka adeegtaan amar ku siiyay in macamiishooda ay…

Posted in WARARKA

Joseph Nkaissery oo digniin u jeediyay siyaasiyiinta

Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha iyo isku duwida  dowlada dhexe Joseph Nkaissery  ayaa sheegay in dowlada ay si weyn u sugi doonto amaanka  xaafada Mosiro ee…

Posted in WARARKA

Eugene Wamalwa oo shacabka countiga Murang’a ugu baaqay in aysan ka soo horjeedsanin mashruuca Northern Corridor

Wasiirka wasaarada biyaha iyo waraabka Eugene Wamalwa ayaa shacabka ku dhaqan maamul goboleedka Murang’a ugu baaqay in aysan ka soo horjeedsanin mashruuca biyaha ee loogu…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Raila Odinga oo ka digay in Kenya la siiyo lacago kale oo qeyb ka ah Eurobond

Hogaamiyaha isbeheysiga mucaradka ee Cord Raila Odinga  ayaa ka digay in  Kenya la siiyo lacago kale oo qeyb ka ah  Eurobond ka hor  inta aynan…