Posted in WARARKA

Xabad joojinta ay ku dhawaqday qaramada midoobay oo la filayo in  berito laga dhaqan geliyo Yemen

Hay’ada qaramada midoobay ayaa sheegeysa in xabad joojinta ay shalay  ku dhawaqday  la filayo in wadanka Yemen laga dhaqan geliyo  gelinka dambe ee berito oo…

Posted in WARARKA

Shacabka magaalada kisii oo  ku baaqay in saraakisha faya dhowrka la bedelo maadama ay waajibadkooda ka gaabiyeen

Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada kisii ee maamul goboleedka kisii ayaa ku baaqay in sarakiisha qaabilsan  caafimadka dadweynaha la bedelo maadama sida…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Dowlada oo ka jawaabtay digiintii Raila Odinga oo ahayd in Kenya ay qaadan rabto lacago kale oo deyn ah.

Wasiirka  wasaarada maaliyada ee dalkan Kenya Henry Rotich ayaa ka jawabay hadal axadii ka soo yeeray hogaamiyaha cord Raila Odinga oo ahaa in dowladu ay…

Posted in WARARKA

6 qof oo ka mid ah rayidka Mombasa oo loo xiray in ay iibinayeen badeeca kontara baan ah

Wararka ka imaanaya maamul goboleedka  Mombasa ayaa sheegaya in 6  qof oo ka mid ah shacabka countigaas  gacanta lagu dhigay halka la sameynayo baaritaana la…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta oo maamulada kala duwan ku dhaliilay in ay ka gaabiyeen la dagaalanka musuqmaasuqa

Madaxweynaha dalka Uhuru Kentatta ayaa maanta difaacay  wax qabadka dowladiisa isagoo sheegay in wakaaladaha kala duwan fursad loo siiyay in ay musuq maasuqa la tacalaan….

Posted in WARARKA

Xeer ilaaliyaha guud ee dalka oo sheegay in falalka musuqmaasuqa ay sara u kaceen.

Xeer ilaaliyaha guud ee dalkani Kenya Prof Githu Muigai ayaa ka dhawajiyay in kiisaska musuqmaasuqa ee ka jira dalka ay sara u kaceen. Sidoo kale…

Posted in WARARKA

Ruushka oo joojiyay duqeyntii bariga Xalab uu ka waday

Wasiirka difaaca dalka Ruushka, Sergei Shoigu, ayaa waxa uu sheegayaa in ciidamadooda iyo kuwa Suuriya ay joojiyeen duqeyntii AY ka wadeen Xalab. Tallaabadan ayaa imaaneyso…

Posted in WARARKA

Caymiska caafimadka ee NHIF  oo uu qeyb ka noqon doono  barnaamijka umusha la xiriira

Barnaamijka la xiriira umusha lacag laanta ah ayaa hada qeyb ka noqon doono caymiska qaran ee caafimadka  ee loo soo gaabiyo NHIF . Qorshahan ayaa…

Posted in WARARKA

1 qof oo ku dhintay isku dhacyo dhex maray ciidamada booliska ee mandera iyo  maleeshiyaad looga shakisanyahay Al-shabaab.

Wararka ka imaanaya maamul goboleedka Mandhera ee gobolka waqooyi bari ayaa sheegaya  in xalay hal qof uu ku dhintay isku dhacyo dhex maray ciidamada booliska…

Posted in WARARKA

Dowlada Itoobiya oo xadiday   socdaalka dibloomaasiyiinta  ajaanibta ah

Dalka Ethiopia ayaa waxa lagu soo rogay Xaalad degdeg ah  oo ay ku dhawaaqday xukuumada Adis-ababa waxaana qeyb ka ah in la xadido  socdaalka  dibloomaasiyiinta …