Diyaargaroowga   xuska  maalinta halyeeyada  oo ka socdo countiga Machakos

Iyadoo la filayo in maalinta  khamista dalka laga xusi  doono maalinta halyeeyaasha  ayaa waxaa maamul goboleedka Machakos ka socdo diyargaroow xoogan oo arrintan la xiriira.

Xuskan ayaa noqonaya midkii ugu horeeyay oo noociisa oo kale ah oo lagu qabto Machakos.

Maalinta halyeeyaasha  dalka ayaa la xusaa sanadkasta taarikhdu marka ay ku beegantahay 20-ka bisha Oktobar.

Waa maalin la aqoonsado kaalintii ay halyeeydii u soo dagaalamay xornimada wadanka ka qateen horumarka wadanka uu gaaray.

Magaalada Machakos oo tarikhi ah ayaa waxaa tan iyo 1880-kii ka talin jiray boqor lagu magacaabo Masaku.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *