Posted in WARARKA

4 qof oo lagu dhaawacay toogasho  ka   dhacay    dugsi ku yaalo  magaalada  San Francisco  ee Mareykanka

Wadamada ka imaanaya magaalada  San Francisco  ee waqooyiga California  oo ka tirsan Mareykanka ayaa sheegaya in toogasha ka dhacadaay  dugsi sare oo  halkaasi ku yaalo…

Posted in WARARKA

Kenya oo ku dadaaleyso in  qeyb laga siiyo lacagaha loogu talagalay isbedelka  cimilada

Dowlada Kenya  ayaa ka mid ah  wadamo badan oo hoos tago qaara Afrika oo ku dadaalayo in qeyb laga siiyo lacagaha loo qonndeyo  in loo…

Posted in WARARKA

Agaasimayaasha gudiga adeega macalimiinta ee TSC u qaabilsan countiyada oo qaadanaya masuuliyada la xiriirta lacagaha dugsiyada  ee  la kordhiyo

Wasiirka waxbarashada ee dalkani Kenya Dr.Fred Matiang’i  ayaa sheegay in  masuuliyada la xirirta lacagaha dugsiyada lagu dhigto ee sara loo qaado ay qaadanayaan agaasimayaasha countiyada…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka  Uhuru Kenyatta oo madaxa cadaalada ee maanta la dhariyay ugu baaqay in uu musuqmaasuqa la dagaalamo

Madaxweynaha dalkani Kenya Uhuru Kenyatta oo gudoominayay munaasabadii  maanta lagu dhaariyay madaxa cusub ee cadaalada David Maraga ayaa ugu  baaqay in  garsooraha uu musuqmaasuqa la…

Posted in WARARKA

Booliska Belgium oo qabtey nin afduub ka geystey goob Suuq ah.

Nin ku hubeysan mindi ayaa la qabtey kadib markii uu  afduub ka geystey goob suuq ah oo ku taala dalka Biljimka. Dhibaatada ayaa ka dhacdey…

Posted in WARARKA

Qaramada midoobay  oo sara u qaaday howlaha  nabad sugida ee  caasimada   jamhuuriyada  dimuqaradiga  ee Congo

Hay’ada qaramada midoobay ayaa   boqolaal ka mid ah ciidamada nabad sugida ee ku sugan  bariga  jamhuuriyada dimuqaradiga ee Congo u soo wareejineysa  caasimaada Kinshasa  si…

Posted in WARARKA

In ka badan  300,000  oo ka mid ah shacabka countiyada  Kilifi, samburu iyo kitui oo ay abaaraha saameyeen

Iyada oo sameeynata ka dhalatay  abaaraha ba’an ee ku  dhuftay  qaar ka mid ah deegaanada kala duwan ee dalka  si weyn loo dareemayo ayaa  in…

Posted in WARARKA

Amaanka  dalka oo si weyn loo xoojiyay  iyadoo berito la xusayo maalinta halyeeyada.

Iyadoo maalinta berito oo ay taarikhduna ku beegantahay 20-ka bisha Oktobar sanada 2016 la filayo in  maamul goboleedka Machakos lagu qabto dabaal dagga maalinta halyeeyada…

Posted in WARARKA

Dowlada maamul goboleedka Meru oo shaqada ka tirtay 1,800 oo ahaa howl wadeenada caafimadka oo shaqa joojin  ku dhaqaaqay

Dowlada maamul goboleedka  Meru  ayaa sheegtay in ay shaqada ka  ceyrisay  dhamaan  howl wadeenadii caafiamdka ee shaqa joojinta sameynayay oo ay tiradoodu dhantahay 1,800  ….

Posted in WARARKA

Hay’adda  WFP oo cuno u qeybisay  qoysaska ku dhaqan  countiga  Samburu  oo ay  abaaraha saameyeen

Hay’ada cunada ee dunida ee magaceedu loo soo gaabiyo WFP  ayaa cuno gaarsiisay qoysaska ku dhaqan maamul goboleedka Samburu oo ay macluul  heysato kadib  abaaraha…