Posted in WARARKA

Militariga Turkiga  oo  200  oo ka mid ah dagalayahanada  YPG ku dilay  magaalada Aleppo

Ciidamada militariga ee dalka Turkiga ayaa sheegay in diyaradahooda  ay waqooyiga suuriya ku bartilmaamdesaden dagaalyaahanada  kooxda   la aaminsanyahay in ay kurdishka gacan saar la leedahay …

Posted in WARARKA

Ururka qareenada dalka ee LSK oo ku gacan seyray in waaxda garsoorka ay ku lug leedahay musuqmaasuqa

Ururka ay ku bahobeen qareenadaa dalka ayaa maanta ku gacan seyray eedeymaha loo soo jeediyay waaxda garsoorka dalka oo sheegaya in ay qeyb ka tahay…

Posted in WARARKA

Maanta oo ay  5 sano ka soo wareegatay geeridii madaxweynihii hore ee Libya Mucammar Qadaafi

 Maanta  oo ay taarikhdu ku beegantahay 20-ka bisha Oktobar sanada 2016, ayaa waxaa shan sano laga joogaa dilkii loo geystay hoggaamiyihii Liibiya Mucamar Al-Qadaafi. Shan…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Hogaamiyaha isbeheysiga Cord Raila Odinga oo maanta ingiriiska u ambabaxay

Bayaan loogu talagay  saxaafada oo nuqul ka mid ah uu soo gaaray idaacada star Fm ayaa lagu sheegay in hogaamiya isbeheysiga mucaradka  ee Cord Raila…

Posted in WARARKA

Abaarta ku dhufatay  deegaanka ijara ee countiga Garissa oo saameysay   xoolaha la dhaqdo 

Iyada oo abaara ku habsaday qaar ka mid ah degaanada kala duwan ee dalka si weyn loo dareemayo, ayaa waxay  xoolaha ku  nool xuluqo ee…

Posted in WARARKA

Laba nin oo lagu tuhmayo burcadnimo oo xalay   lagu toogtay  magaaladatan Nairobi

Waxaa weli la hadal  hayaa dhacdo  xalay lagu toogtay labo nin oo lagu tuhmayo burcadnimo. Ciidamada  waaxda dambi barista  ee  xaafada Buruburu ee magaaladatani Nairobi  …

Posted in WARARKA

Musharaxa  xisbiga jamhuuriga ee Mareykanka Donald Trump oo ka gaabsaday in uu natiijada doorashada ogolaanayo iyo in kale

Musharaxa xisbiga jamhuuriga ee  Mareykanka Donald Trump  ayaa xalay oo ay dood dhexmartay isaga iyo haweneyda ka soo jeedo xisbiga dimuqaradiga ee  la tartameyso Hillary…

Posted in WARARKA

Baaritaanada la xiriira musuqmaasuqa ee jaamacada Moi  oo todobaadka soo socdo la dhameystirayo

Gudiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee loo  soo gaabiyo EACC ayaa sheegay in todobaadka soo socday ay filayaan in la soo afjaro eedeymaha musuqmaasuqa…

Posted in WARARKA

Gudiga loo dhaariyay  in ay soo xushaan sarakiisha IEBC oo wacad ku maray  in ay  dad u  qalma jagooyinkan   soo  magacaabayaan

Xubnaha gudiga shalay la dhaariyay ee loo igmaday in ay soo magacaabaan saraakiisha cusub ee gudiga madaxa banan ee doorashooyinka iyo xuduudada ee IEBC ayaa…

Posted in WARARKA

Wasaarada  beeraha oo soo saareyso cunada ku jirta   xarumaha keydka si loo yareeyo jaagada ka dhalatay abaaraha

Wasaarada beeraha  ee dalkani Kenya ayaa  shaaca ka qaaday in ay soo saari doono dhamaan cunada kala duwan eek u jirto   xarumaha keydka si loo…