Posted in WARARKA

Gudiga adeega macalimiinta oo baaraya dhimashada arday la garaacay

Masuuliyiinta guddiga adeega macalimiinta u qaabilsan dowladda ee TSC ayaa sheegay in ay wadaan baaritaan lagu ogaanayo sababtii keentay dhimashada arday la sheegay in la…

Posted in WARARKA

Arday badan oo laga fasaxay School shalay lagu gubay Kisumu

Maamulka School sare oo ku yaalla Kisumu ayaa soo saaray go’aan ay guryohooda dhammaan ardayda dhigata fasallada 1-aad ilaa 3-aad ee dugsiga sare, kadib markii…

Posted in WARARKA

Qalalaase hareeyay kulan ay lahaayeen siyaasiyiin ka tirsan Jubilee

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qalalaase hareeyay kulan ay maalin ka hor siyaasiyiin ka tirsan xisbiga talada haya ee Jubilee ku yeesheen magaalada Nakuru….

Posted in WARARKA

Dowladda Philibines oo si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay xiriirka u jartay Mareykanka

Madaxweynaha waddanka Philibines Rodrigo Duterte ayaa si rasmi ah u shaaciyay in dowladdiisa ay gabi ahaanba xiriirkii diplomaasiyadeed u jartay dowladda Mareykanka ee uu hogaamiyo…

Posted in WARARKA

Dowladda oo la filayo in ay lacag 2 billion ah u adeegsado wax ka qabashada abaaraha

Xili mudooyinkaan walaac xoogan laga muujinayay abaaraha ku dhuftay qeybo kala duwan oo ka tirsan dalka, ayaa hadda la filayaa in dowladda dhexe ay lacag…

Posted in WARARKA

Kooxda ISIL oo dagaal adag ugu jirta difaacashada magaalada Mosul

Dagaalyahannada kooxda isku magacowday Khilaafada Islaamka eek u sugan dalka Ciraaq ayaa lagu soo waramayaa in ay iska cabin xoogan kala hor tageen ciidamada dowladda…

Posted in WARARKA

Booliska Kisumu oo lagu amaanay dagaalka ka dhanka ah burcadda

Ciidamada ammaanka ee ka howl gala deegaannada kala duwan ee maamul goboleedka Kisumu ayaa si weyn loogu bogaadiyay sida ay sare ugu qaadeen dagaalka ka…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo cafis u fidiyay maxaabiis

Iyadoo shalay ay ku beegneyd xuska maalinta halyeeyada qaranka ee Mashujaa Day ayaa waxaa xabsiga laga sii daayay maxaabiis fara badan oo uu cafis u…

Posted in WARARKA

Hogaamiyeyaasha Mandera oo dowladda dhexe ku dhaliilay hanaanka lagu dhisayo darbiga xuduuda

Masuuliyiinta maamul goboleedka Mandera ayaa madaxda dowladda dhexe ku eedeeyay habka loo wajahayo howsha la xiriirta dhismaha darbiga laga sameynayo xadka kala qeybiyqa Kenya iyo…