Posted in WARARKA

Xildhibaanka Kiminani oo ku baaqay in kiisaska yar yar aan la geynin maxkamadaha

Xidlhibaanka laga soo dortay degmada Kiminini Chris Wamalwa ayaa ku baaqayaa in kiisaska yar yar aan la geynin saldhigyada booliska islamarkaana lagu xiliyo qaabab kala…

Posted in WARARKA

Dowlada Syria oo lagu eedeyay in ay isticmaashay sun halis ah

Qaramada Midoobey iyo hay’adaha caalami ah ayaa sheegaya in ciidanka dowladda Suuriya ay sun halis ah u adeegsaday dagaalka uu kula jiro kooxaha mucaaradka. Warbixintan…

Posted in WARARKA

Kenyanka oo loogu baaqay in ay laamaha amanka ku soo wargaliyaan dadka sharci darada dalka ku jooga

Shacabka Kenyanka ah ayaa loogu baaqay in ay laamaha amaanka ku soo wargaliyaan dadka sida sharci darada ah dalka ku joogo islamarkaana aan haysanin ogolansho…

Posted in WARARKA

Ciidamada ilaalada xeebaha Libya oo weeraray doon ay tahriibayaal saarnaayeen

Rag hubeysan ayaa weeraray doon ay tahriibayaal badan saarnaayeen oo kusugnaa xeebta dalka Libya, waxaana weerarkan ku dhintey afar ruux halka 25 kalana la la’…

Posted in WARARKA

Madaxa Cadaalada dalka oo sheegay in meesha uu musuqmaasuqa kajiro uu yahay maxkamadaha dalka

Madaxa cusub ee cadaalada dalka David Kenani Maraga ayaa sheegay in goobaha ay musuqmaasuqa sida aadka ah u saameyen ay tahay waaxda garsoorka dalka. Waxaa…

Posted in WARARKA

Macalin u geeriyooday kaniin xanuun baa’biye ah oo uu laqay kadib

Wararka ka imaanaya Maamul goboledka kitui ayaa sheegayaa in ardayda iyo macalimiinta schoolka sare ee Kitui ay u boroo diiqayaan maamulhooda kadib markii uu laqay…

Posted in WARARKA

Xildhibaanka degmada Ugunja oo ku goodiyay in uu aqalka barlamaanka horgeyn doono mooshin ka dhan ah Matiangi

Xidlhibaanka laga soo dortay degmada Ugunja Opiyo Wandayi ayaa ku goodiyay in uu aqalka barlamaanka ee dalka horgeyn doono mooshin ka dhan ah wasiirka wasaarada…