Xidlhibaanka laga soo dortay degmada Kiminini Chris Wamalwa ayaa ku baaqayaa in kiisaska yar yar aan la geynin saldhigyada booliska islamarkaana lagu xiliyo qaabab kala duban.
Waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in duqeyda iyo odeyaasha ay faha la galaan dacwado noocas ah oo kala ah badalkii la horgeyn lahaa laamaha amaanka ee dalka.
Tilaabadan ayuu ku sheegay in ay hoos u dhigeyso dacwadaha iyo kiisas yar yare e yaala saldhigyada kala duban ee ciidamada booliska oo aan ilaa iyo hadda wax laga qabanin.
Wamalwa oo ka hadlayay deegan barlamaanedkiisa ayaa dhanka kale ugu baaqay gudiga madaxa banaan ee doorashada yio xuduudaha dalka ee IEBC in ay sharciga dhowraan xiliga ay soo iibinayaan qalabka loogu tala galay in doorashada lagu qabto.