Posted in WARARKA

Duqeeymo dib uga  bilowday magaalada Aleppo ee wadanka suuriya.

Dagaalo culus oo uu dhexeyo dowlada suuriyaa iyo falaagada a ayaa dib uga bilowday magaalada Aleppo iyada oo duqeymo dhanka cirka ah la adeegsanayo. Dagaaladan…

Posted in WARARKA

Shacabka   magaalada Kansas ee Mareykanka  oo muslimiinta tageerayo  kadib  dhacdo lagu qarxin rabay   dhismo ay soomaali  deganyihiin.

Shacabka magaalada Kansas ee Mareykanka ayaa bilaabay in ay tageeran bulshada muslimiinta ah  ee la nool kadib markii  la ogaaday qorsho la  rabay in lagu…

Posted in WARARKA

Dowlada oo  qorsheyneyso in ay  sara u qaado  abuurka kala duwan ee loo dhoofiyo Shiinaha.

Dowlada dhexe  ayaa  wado qorsho sara logu qaadayo abuurka kalla duwan  ee beeraha dalka ka soo go’o ee loo dhoofiyo wadanka shiinaha . Shiinayaa ayaa…

Posted in WARARKA

Ciidamada booliska oo sheegay in labo qof oo lala xiriirinayo ganacsiga fanka maroodiga ay suurta gal tahay in ay  ku suganyihiin koonfurta sudan

Laamaha amaanka ee dalkani Kenya ayaa sheegay in ay suurta gal tahay in wadanka sudaanta koonfureed ay ku suganyihiin labo nin oo walaalo ah oo…

Posted in WARARKA

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto oo mucaradka ku dhaliilay in ay raadinayaan tageerada   wadamada galbeedka

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa dhaliil u jeediyay isbeheysiga mucaradka ee Cord isaga oo sheegay in ay doonayaan in wadama shisheeya ay soo…

Posted in WARARKA

 Dood ka dhalatay hadal uu madaxweynaha jeediyay oo ku saabsanaa musuqmaasuqa

Dood la xiriirta arrimaha dastuurka ayaa ka dhaltay hadal uu Taladadii hore madaxweynaha dalkani Kenya Uhuru Muigai Kenyatta jeediyay. Madaxweynaha ayaa xiligaas  ka hadlayay  shir…

Posted in WARARKA

Hogaamiyaha  ANC Musalia Mudavadi oo sheegay in aynan qorsheyneyn in Cord ay ku biraan

Hogaamiyaha isbeheysiga ANC Musalia Mudavadi ayaa cadeeyay in  uusan jirin wax qorsho ah oo  ku aadan in ay ku biraan  isbeheysiga mucaradka ee Cord. Mudavadi…

Posted in WARARKA

Shacabka countiga Kirinyaga oo loogu baaqay in xili hore ay iska baraan cudurka sokorowga

Shacabka ku dhaqan maamul goboleedka Kirinyaga ayaa loogu baaqay in xili  hore ay tagaan  goobaha caafimadka si looga baaro hadii lagu helena looga daweeyo cudruka…

Posted in WARARKA

Qaar  ka mid ah xildhibanada ODM oo ka soo horjeedo in Kenya ay isaga baxdo  hannankii maxakamada ICC lagu soo dhisay

Qaar ka mid ah xildhibanada xisbiga ODM ee isbeheysiga Cord ayaa si weyn uga soo horjeedo in Kenya ay isaga baxda hannankii lagu soo dhisay…

Posted in WARARKA

Amaanka oo si weyn loo adkeeyay ka hor imtixaanada qaran ee beri la bilaabayo

Dowlada ayaa sheegtay in iyada oo berito oo isniin ah la bilaabyo imtixaanada qaran ee loo soo gaabiyo KCSE-da ,sara loo qaaday talabooyinka lagu xaqiijinayo…