Posted in WARARKA

Xaaladda caafimaad ee Julius Yego oo wanaagsan, kadib markii uu xalay galay shil gaari

Wararka ka imaanaya magaalada Eldoret ayaa sheegaya in ay wanaagsantahay xaaladda caafimaad ee halyeyga ciyaaraha fudud ee Kenya Julius Yego, kadib markii uu xalay galay…

Posted in WARARKA

Madixii hore ee ururka garyaqaannada dalka oo sheegay in ay naftiisa khatar ku jirto

Madaxii hore ee daladda ay ku bahoobeen garyaqaannada Kenya ee marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaanno LSK Eric Mutua ayaa sheegay in ay naftiisa khatar…

Posted in WARARKA

Koox hubeysan oo nin Nigerian ah ku dhaawacday Eldoret

Nin u dhashay dalka Nigeria ayaa lagu dhaawacay fal dhac ah oo ay koox hubeysan xalay ka geysanayeen suuq ku yaalla xaafadda Hawai ee magaalada…

Posted in WARARKA

Cabasho ku aadan abaarta oo ka timid deegaan hoos taga Faafi

Waxaa wali sii xoogeysanaya walaaca laga muujinayo saameynta ka dhalatay abaaro ku dhuftay qeybo ka badan oo ka mid ah dalka, oo uu ku jiro…

Posted in WARARKA

Ciidamada Turkeyga oo kaalin ka qaatay dagaalka ka dhanka ah magaalada Mosul ee dalka Ciraaq

Dowladda Turkeyga ayaa xaqiijiyay in Milatarigeeda ay ku lug leeyihiin dagaalka qaraar ee ka socda duleedka magaalada Mosul ee dalka Ciraaq, kaasoo la doonayo in…

Posted in WARARKA

Hogaamiyeyaasha xisbiga WIPER oo xoojiyay ololahooda ku aadan mowqifka Kalonzo Musyoka

Qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha siyaasadeed ee kasoo jeeda xisbiga mucaaradka ah ee WIPER ayaa taageero ballaaran u raadinaya mowqifka uu hogaamiyahooda Kalonzo Musyoka ka…

Posted in WARARKA

Hogaamiyeyaasha xisbiga WIPER oo xoojiyay ololahooda ku aadan mowqifka Kalonzo Musyoka

Qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha siyaasadeed ee kasoo jeeda xisbiga mucaaradka ah ee WIPER ayaa taageero ballaaran u raadinaya mowqifka uu hogaamiyahooda Kalonzo Musyoka ka…

Posted in WARARKA

Julius Yego oo isbitaal la dhigay kadib markii uu shil galay

Halyeeyga reer Kenya ee heysta billada ciyaarta duuryada tiirada dheer ee usha ee loo yaqaanno javelin-ta Julius Yego ayaa la dhigay isbitaal ku yaalla magaalada…

Posted in WARARKA

In ka badan 10 qof oo ku dhimatay shil bas oo ka dhacay Mareykanka

Ugu yaraan 13 ruux ayaa ku geeriyootay halka 31 kalena ay ku dhaawacmeen koonfurta gobolka California ee dalka Mareykanka kadib markii uu bas ay saarnaayeen…

Posted in WARARKA

Macalimiinta oo dib u billaabaya wada xaajoodka ay kula jiraan dowladda

Masuuliyiinta ururrada macalimiinta ee dalka ayaa isbuucaan dib u billaabay wada xaajoodka ay kula jiraan dowladda eek u aadan sare u qaadista mushaaraadka ay qaataan…