Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo baajiyay safar uu kutagi lahaa Angolo sababo la xariira weerarkii lagu qaaday Mandera

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa baajiyay safar uu kutagi lahaa wadanka Angalo waxayna kadambeysay kadib weerarkii xalay lagu qaaday Magaalada Mandera. Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa…

Posted in WARARKA

Nin sheeganaya in aaba uu u yahay Siyaasigi hore ee geeriyoday William Ole Ntimama oo doonayo in lasoo bixiyo meydka

Nin 60 sano jir ah oo ku andacoonayo in uu dhalay siyaasigii hore ee geeriyooday oo lagu magacaabi jiray William Ole Ntimama ayaa hadda doonayaa…

Posted in WARARKA

Nin xabsiga laga sii daayay oo geeriyooday kadib markii six ad dhaaf ah uu u cunay cunno

Wararka ka imaanaya Maamul goboledka Meru ayaa sheegayaa in nin goor sii horeysay laga sii daayay xabsi islamarkaana uu kujiray dadkii ka faaidestay amarkii madaxweynaha…

Posted in WARARKA

Mucaaradka Venezuala oo diiday wadahadal ay la galaan Madaxweynaha dalka

Mucaaradka ugu weyn wadanka Venezuela ayaa kasoo horjestay oo diiday in ay wadahadal la galaan dowlada talada haysa, tani ayaa imaaneysa saacado un kadib markii…

Posted in WARARKA

Faahfaahin kasoo baxeysa weerarkii lagu qaaday Iskool kuyaalo Wadanka Pakistan

Fahfaahin dheeri ayaa kasoo baxeysaa Koox hubeysan oo gudaha ugu dhacay iskool Boolisku ku lahaayeen magaalada Quetta ee dalka Pakistan habeenimadii Isniinta. Sida laga soo…

Posted in WARARKA

WARARKA CAALAMKA

Masuuliyiinta maxkamadda dambiyada dagaalka aduunka ee ICC-da ayaa ku baaqay in dalalka xubnaha ka ah maxkamaddaasi ay wada xaajood ka sameeyaan go’aannada ay qaar ka…

Posted in WARARKA

Dowladda dhexe oo ka hadashay weerarkii xalay lagu qaaday Mandera

Masuuliyiinta Dowladda dhexe iyo qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada Kenya ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ay xalay saqdii dhexe kadib magaalada Mandera…

Posted in WARARKA

Kooxda ISIL oo la wareegtay magaalo hor leh oo ku taalla Ciraaq

Xoogagga kooxda isku magacowda dowladda Islaamka ayaa shalay si buuxda ula wareegtay gacan ku heynta magaalada Rutba eek u taalla gobolka Anbar ee galbeedka dalka…

Posted in WARARKA

Beelaha Pokot iyo Marakwet oo lagu amray in ay hubka soo wareejiyaan

Laamaha amaanka ee dowladda ayaa muddo 7 cisho ah u qabtay beelaha Pokot iyo Marakwet, si ay gacanta dowladda ugu soo wareejiyaan hubka sharci darrada…

Posted in WARARKA

Dad badan oo lagu dilay weerar ka dhacay dalka Pakistan

Ugu yaraan 60 ruux ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday xarun lagu taba baro booliska oo ku taalla magaalada Quetta ee gobolka Balochistan ee waddanka…