Dadka ku jira xeryaha qaxootiga dhadhaab oo muujinaya walaac xoog leh

Xili ay 3 maalmood oo qura ka harsanyihiin billaabashada bisha November oo ay dowladda Kenya u qabatay in ay xireyso xeryaha Qaxootiga dhadhaab,  ayaa waxaa isa soo taraya walaaca ay qabaan dadka qaxotiga ee dhadhaab oo aan hubin waxa dhici doona markii lagaaro bisha 11-aad.

Arintan ayaa kusoo aaday xili maamulka jubaland ee dalka Somalia ay joojiyeen qabilistii qaxotiga kalaabanaya xeryaha dhadhaab waxaana jira dad badan oo diyaar u ahaa in ay labtaan balse uu caqabad ku noqday hakad kii la galiyay safarkooda.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *