Posted in WARARKA

Booliska oo weeraray goob lagu iibin jiray gaas sharci darro ah

Ciidamada booliska dalka ayaa 17 ruux kusoo xiray howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ku kala yaalla magaalooyinka Thika iyo Limuru ee maamul goboleedka Kiambu. Dadkaas…

Posted in WARARKA

Sarkaal ka tirsan booliska oo lagu dilay Nairobi

Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada booliska dhinaca maamulka ee loo yaqaanno AP-da ayaa saaka waa barigii ka hor toogasho lagu dilay xili uu ku…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka Netherlands oo ansixiyay go’aankii laga mamnuucay Niqaabka

Xildhibaannada aqalka baarlamaanka ee dalka Netherlands ayaa si buuxda u meel mariyay go’aan ay dowladda waddankaas ku mamnuucday xirashada niqaabka ama indha shareerka ay dumarka…

Posted in WARARKA

Carruur ku dhimatay dab ka kacay School ku yaalla Turkey-ga

Ugu yaraan 12 ruux oo u badan carruur atyaa ku dhimatay dab xoogan oo ka kacay School ku yaalla Gobolka Adana ee koonfurta dalka Turkey-ga….

Posted in WARARKA

Dalka Brazil oo looga dhawaaqay baroor diiq

Madaxweynaha dalka Brazil Michel Temer ayaa maanta ku dhawaaqay in dalkiisa uu guda galay baroor diiq 3 maalmood ah oo loo sameynayo dadkii ku dhintay…

Posted in WARARKA

Kenya iyo ciraaq oo heshiis kala saxiixday

Dowladaha Kenya iyo Ciraaq ayaa wada saxiixday heshiis ku aadan is af garad ay labada dal ku wadaagayaan khibradohooda dhinaca tababarka diplomaasiyiinta. Dhawaan ayaa la…

Posted in WARARKA

Ciidamo ka tirsan Milatariga India oo lagu dilay weerar

7 askari oo ka tirsan ciidamada Milatariga ee dalka India oo ay ku jireen 2 sarkaal ayaa lagu dilay weerar ay koox hubeysan ku qaadeen…

Posted in WARARKA

Martha Karua oo lagu boorriyay in ay ku biirto xisbiga Jubilee

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa shalay baaq u jeediyay hogaamiyaha xisbiga Nark Kenya, haweeneyda lagu magacaabo Martha Karua, taasoo uu ka codsaday in ay ku biirto…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Raila Odinga oo ka jawaabay eedeymo uga yimid dhinaca madaxweynaha

Hogaamiyaha isbahaysiga mucaaradka ah ee CORD Raila Odinga ayaa iska fogeeyay dhaliilo uga yimid dhinaca madaxweyne Uhuru Kenyatta oo ku aadan in uusan dalka horumar…

Posted in WARARKA

Booliska oo shacabka ka dalbaday in ay feejignaan dheeri ah muujiyaan

Taliska ciidamada booliska ee dalka ayaa shalay mar kale soo saaray digniin ku aadan dhinaca amniga, iyagoo shacabka ugu baaqay in ay taxadar badan muujiyaan….