Posted in WARARKA

Haweeney saaxiib la ah madaxweynaha South Korea oo la xiray

Laamaha amaanka ee waddanka Kuuriyada Koonfureed ayaa gacanta ku dhigay haweeney saaxiib dhow la ah madaxweynaha dalkaasi Park Geun-hye. Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Choi Soon-sil…

Posted in WARARKA

Britain oo baareysa xaaladda bani’aadannimo ee dalalka Carabta

Xubno ka tirsan baarlamaanka boqorotooyada midowday ee UK ama Britain ayaa abuuray koox loo xil saaray in ay baaritaanno ku sameeyaan xaaladda bani’aadannimo iyo hannaanka…

Posted in WARARKA

Mid ka mid ah shaqsiyaadka lagu tuhunsanyahay fadeexadda NYS-ta oo kasoo hor muuqatay Baarlamaanka

Haweeney ka mid ah dadka sida weyn loogu tuhunsanyahay in ay ku lug leeyihiin fadeexadda lacag dhan 791 million oo shilin ayaa maanta hor tagtay…

Posted in WARARKA

Madaxa caddaaladda oo kulan la yeeshay hogaamiyeyaasha mucaaradka

Madaxa cusub ee caddaaladda dalka David Maraga ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiinta sar sare ee isbahaysiga ugu weyn mucaaradka ee CORD. Mr Maraka ayaa…

Posted in WARARKA

Imtixaanka KCPE oo maanta ka bilowday dalka

Waxaa guud ahaan dalka maanta si rasmi ah mar qura uga wada bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee KCPE-da, kaasoo ay sanad kasta ardayda dhameysatay fasalka…

Posted in WARARKA

Hilary Clinton oo wali dhinaca taageerada ku hogaamineysa Donald Trump

Haweeneyda musharaxa xilka madaxtinimada u ah xisbiga dimuqraadiga ee dalka Mareykanka Hillary Clinton ayaa wali heysata taageero shacbi oo ka badan midda uu heysto Donald…

Posted in WARARKA

Madaxa caddaaladda oo la kulmaya hogaamiyeyaasha mucaaradka

Madaxa cusub ee caddaaladda dalka David Maraga ayaa la filayaa in uu maanta kulan la yeesho masuuliyiinta sar sare ee isbahaysiga ugu weyn mucaaradka ee…

Posted in WARARKA

Xisbullah oo soo dhaweysay madaxweynaha cusub ee Lubnaan

Ururka hubeysan ee xisbullah ee uu fadhigiisu yahay waddanka Lubnaan ayaa si diirran usoo dhaweeyay madaxweynaha cusub ee shalay loo doortay dalkaasi Michel Aoun. Masuuliyiinta…

Posted in WARARKA

Xisbiyada Wiper iyo Ford Kenya oo la filayo in ay tallaabo ka qaadaan siyaasiyiinta ka fallaagowday

Hogaanka xisbiyada mucaaradka ah ee Wiper iyo Ford Kenya ayaa la filayaa in ay dhawaan ku dhaqaaqaan tallaabo ciqaab ah oo ay ka qaadayaan xildhibaannada…

Posted in WARARKA

Faahfaahin kasoo baxeysa rabshado ay sameeyeen ardayda jaamacadda Maseno

Arday wax ka dhigata jaamacadda Maeno ee magaalada Kisumu ayaa ranshad ay sameeyeen ku dilay nin ay ku sheegeen in uu dilay mid ka mid…