Posted in WARARKA

33 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay god macdanta lagu qodo oo ku yaalla Shiinaha

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijiyay in ay 33 qof oo macdan qodeyaal ah ku geeriyoodeen qarax weyn oo ka dhacay goob ay dadkaasi ka shaqeynayeen. 2…

Posted in WARARKA

Maxkamad ku taalla Sacuudiga oo karbaash iyo xabsi ku xukuntay nin amiir ah

Maxkamad uu fadhigeedu yahay waddanka Saudi Arebia ayaa xukun karbaash iyo xarig ah ku riday nin amiir ah oo ka tirsan qoysaska boqortooyada ee dalkaasi….

Posted in WARARKA

Raila Odinga oo bari booqanaya Isiolo

Hogaamiyaha isbahaysiga mucaaradka ah ee CORD Raila Odinga ayaa lagu wadaa in uu bari booqasho 1 maalin ah ku tago magaalada Isiolo, halkaasoo uu kula…

Posted in WARARKA

Barakacayaal ku hoyan jiray afaafka hore ee baarlamaanka oo loo qaaday Nakuru

In ka badan 35 qof oo barakacayaal gudaha ah oo dhoobnaa afaafka hore ee xarunta aqalka baarlamaanka ee magaalada tan Nairobi, ayaa habeenimadii xalay loo…

Posted in WARARKA

Rwanda oo saraakiil Faransiis ah ku eedeysay xasuuqii 1994-ti

Dowladda Rwanda ayaa soo bandhigtay liis cusub oo ay ku muujisay 22 askari oo ka tirsanaa ciidamada Franciiska, kuwaasoo ay ku eedeysay in ay kaalin…

Posted in WARARKA

Kenya oo ka fiirsaneysa ka bixitaanka maxkamadda ICC

Masuuliyiinta Kenya ayaa si aad u dhow ugu kuur galaya ka bixitaanka heshiiska ay ku dhisantahay maxkamadda dambiyada dagaalka aduunka ee ICC-da, ka hor inta…

Posted in WARARKA

Wasiirka caafimaadka iyo xog hayihiisa joogtada ah oo maanta kasoo hor muuqanaya baarlamaanka

Guddiga arrimaha caafimaadka ee aqalka baarlamaanka dalka ayaa la filayaa in maanta ay su’aalo weydiiyaan wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Cliopa Mailu iyo xog hayihiisa joogtada…

Posted in WARARKA

Khilaaf siyaasadeed oo ka taagan musharaxa kursiga baarlamaanka ee Waqooyiga Mandera

Waxaa isasoo taraya khilaafka siyaasadeed ee ka taagan cidda noqoneysa musharaxa kursiga xildhibaanka ee degmada Waqooyiga Mandera. Mid ka mid ah beelaha ku dhaqan maamul…