Khilaaf siyaasadeed oo ka taagan musharaxa kursiga baarlamaanka ee Waqooyiga Mandera

Waxaa isasoo taraya khilaafka siyaasadeed ee ka taagan cidda noqoneysa musharaxa kursiga xildhibaanka ee degmada Waqooyiga Mandera.

Mid ka mid ah beelaha ku dhaqan maamul goboleedka Mandera ayaa aragtiyo kala duwan ka qaba arrintaan, iyagoo kala taageeraya siyaasiyiin kala duwan.

Wax garad kasoo jeeda Waqooyiga Mandera ayaa arrintaan ka hadlay kadib marmii ay shalay shir jaraa’id ku qabteen magaalada tan Nairobi.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *