Posted in WARARKA

Dhul gariir kale oo ku dhuftay bartamaha Talyaaniga

Dhul gariir xoogan ooh or leh ayaa lagu soo waramay in uu maanta ku dhuftay bartamaha dalka Dalyaaniga, halkaasoo ay dhawaan waxyeello ka geysteen dhul…

Posted in WARARKA

Askar mareykan ah oo lagu dilay Afganistan

2 xubnood oo ka tirsan howl wadeennada Milatariga Mareykanka eek u sugan dalka Afganistan ayaa maanta la dilay xili ay gacan siinayeen ciidamada dalkaasi oo…

Posted in WARARKA

Dadka lagu eedeeyay in ay carqaladeynayeen amaanka Sacuudiga oo xukun lagu riday

Maxkamad uu fadhigeedu yahay magaalada Riyadh ee caasimadda dalka Sacuudiga ayaa xukun xabsi ah ku riday 3 nin oo u dhalatay dalkaas, kuwaasoo wajahayay kiisas…

Posted in WARARKA

Kenneth Marende oo ku biiray tartanka loogu jiro madaxa maamulka Nairobi

Af hayeenkii hore ee aqalka baarlamaanka dalka Kenneth Marende ayaa maanta xaqiijiyay in uu u soo istaagi doono doorashada xilka madaxa maamul goboleedka Nairobi ee…

Posted in WARARKA

Mid ka mid ah howl wadeennada gudiga imtixaanaadka qaran oo maxkamad lasoo taagay

Nin ka mid ah wakiillada guddiga imtixaanaadka qaran ee KNEC ayaa shalay kasoo hor muuqday maxkamadda Shanzu ee magaalada Mombasa, kadib markii lagu eedeeyay in…

Posted in WARARKA

Shil tareen oo ka dhacay dalka Pakistan

Ugu yaraan 16 ruux oo rakaab ah ayaa ku geeriyootay shil tareen oo saaka ka dhacay magaalada Karachi ee dalka Pakistan, sida ay kusoo warameen…

Posted in WARARKA

Dab xoogan oo baabi’iyay Suuqa Kangemi ee magaalada Nairobi

Ganacsatada suuqa Kangemi ee magaalada tan Nairobi ayaa saaka kusoo toosay qasaare ba’an oo soo gaaray kadib markii uu xalay dab xoogan ka kacay suuqaasi….

Posted in WARARKA

Hogaamiyaha kooxda Daacish oo markii ugu horeysay soo diray fariin ku saabsan dagaalka Mosul

Abu Bakr al-Baghdadi oo ah hogaamiyaha guud ee kooxda isku magacowday Khilaafada Islaamka ee ISIL ayaa muujiyay kalsooni weyn oo uu ku qabo in dagaalyahannada…

Posted in WARARKA

Dhaqaatiirta Nairobi oo ku guuleystay qalliin ay ku kala saarayeen mataano isku dhaganaa

Qaar ka mid ah dhaqaatiirta ka howl gasha isbitaalka qaran ee Kenyatta ee magaalada tan Nairobi ayaa ku guuleystay qalliin ay ku kala saarayeen 2…

Posted in WARARKA

Qaramada midoobay oo sheegtay in ay qiime weyn ugu fadhiso joogitaanka ciidamada Kenya ee Koonfurta Sudan

Masuuliyiinta Qaramada Midobaay ayaa sheegay in ay qiime weyn ugu fadhiso kaalinta ay Milatariga Kenya ka qaadanayaan howlgalka nabad ilaalinta ee ka socda waddanka Suudaanta…