Posted in WARARKA

In ka badan 50 qof oo ku dhimatay doon ku degtay badda Indonesia

Dad ay tiradooda kor u dhaafeyso 51 ruux oo shaqo doon ah ayaa ku geeriyooday doon ku dagtay badda ku xeeran jaziiradda Batam ee dalka…

Posted in WARARKA

Haweeney ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka oo ku dhaawacantay shil gaari

Wakiilka aqalka baarlamaanka u matasha haweenka maamul goboleedka Nyamira Alice Chae iyo 2 qof oo kale ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo maqribnimadii shalay ka…

Posted in WARARKA

Dad shacab ah oo ku dhintay duqeymo ay mareykanka ka fuliyeen Afganistan

Ugu yaraan 30 ruux oo rayid ah ayaa lagu dilay duqeymo xaga cirka ah oo ay diyaartadaha dagaalka ee Isbahaysiga NATO ka fuliyeen magaalada Kunduz…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Raila Odinga oo baaq u jeediyay shacabka Isiolo

Hogaamioyaha isbahaysiga Mucaaradka ah ee CORD Raila Odinga ayaa shalay booqasho ku tagay maamul goboleedka Isiolo, halkaasoo uu kulamo kula yeeshay shacabka iyo hogaamiyeyaasha. Mr…

Posted in WARARKA

Kenya Airways oo shaacisay qasaare dhaqaale oo dheeraad ah

Shirkadda diyaaradaha qaranka ee Kenya Airways ayaa lagu wadaa in ay soo bandhigto war bixin ku saabsan qasaare hor leh oo soo wajahay dhaqaaleheeda. Lacag…

Posted in WARARKA

Qaramada Midoobay oo iska fogeysay eedeyn uga timid dhinaca Kenya

Masuuliyiinta qaramada Midoobay ayaa kasoo hor jeestay dhaliil uga timid dhinaca dowladda Kenya oo ku saabsan tallaabadii xilka looga qaaday taliyihii ciidamada howlgalka qaramada Midoobay…