Posted in WARARKA

Dibadbax balaaran oo maanta ka socdo wadanka kuuriyada konfureed

Kumaanaan kun oo qof ayaa maanta isugu soo baxay magaaloyinka waaweyn ee dalka kuuriyada konfureed kuwaas oo doonaya in ay xilka iska casisho Madaxweynaha dalkaas…

Posted in WARARKA

Dowlada talyaaniga oo sheegtay in lasoo furtay sedex qof oo afduub loogu hastay wadanka Libya

Dowlada dalka talyaaniga ayaa shaaca ka qaaday in lasoo furtay laba qof oo u dhashay wadanka talyaniga iyo muwaadin kasoo jeeda Canada kuwaas oo ku…

Posted in WARARKA

Shacabka Magaalada Kunduz oo aas u sameeyay 30 qof oo rayid ah oo duqeyn lagu dilay

Shacab tiro badan ayaa shalay isugu soo baxay Magaalada Kunduz ee wadanka afhanistan si ay aas qaran ugu sameeyan ugu yaraan 30 qof oo lagu…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Dowlada dalka oo loogu baaqay in ay ixtiraanto garabyada mucaaradka

Mas’uuliyiinta Xisbiga KANU ayaa ugu baaqay dowlada dalka in ay ixtiraanto shaqooyinka iyo wajaabadka ay hayaan mucaaradka dalka. Hogamaiyayaashi oo uu hogaaminayay John  ONYANGAPUOP iyo…

Posted in WARARKA

Khasaaro ka dhashay roobab saaka ilaa shalay ka da’ayay Magaalada garissa

Roob saaka waa barigii ka da’ay magaalada Garissa ayaa sababay khasaara hantiyadeed kadib marki ay biya galeen  qaar kamid ah mehradaha ganacsiga ee ku yaala…

Posted in WARARKA

Hogaamiye sare oo katirsan Al qaacida oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Afghanistan

Ciidamada Militiriga dalka Mareykanka ayaa xaqiijiyay in duqeyn ay fuliyeen bishii lasoo dhaafay lagu dilay hogaamiye katirsan ururka Al qaeda oo lagu magacaabi jiray arouq…

Posted in WARARKA

Askari Militiri ah oo lagu dilay wadanka Masar

Wararka ka imaanaya wadanka masar ayaa sheegayaa in dabley hubeysnaa uu weerar ku qaaday islamarkaana togtay mid kamid ah askari katirsan ciidamada Militiriga dalkaasi meel…

Posted in WARARKA

Arday soo dhameeyay imitixaanka KCPE-da oo shalay biyo ku dhintay

Iyadoo khamisti ayny soo dhafnay ay eheyd markii guud ahaan dalka laga soo gabagabeeyay imtixaanad dugsiyada hoose dhaxe ee fasalka sideedaad ayaa dhanka kale waxaa…

Posted in WARARKA

Laba macalin oo lala xiriirinayo kooxaha loogu yeero argigixisada oo xabsiga lagu sii hayn doono

Laba macalin oo wax kabara madarasooyinka islamarkaana lala xiririinayo kooxaha loogu yeero argigixisada ayaa kujira doono gacanta ciidamada booliska mudda dhan 5 maalin. Raggan ayaa…

Posted in WARARKA

Qalliin lagu kala saarayay mataano isku dhaganaa oo siyaabo kala duban loo soo dhaweeyay

Waxa siyaabo kala duban loo soo dhaweeyay islamarkaana looga hadlay qalinkii goor sii horeysay lagu sameeyay laba caruur oo matano ah kaas oo lagu kala…