Askari Militiri ah oo lagu dilay wadanka Masar

Wararka ka imaanaya wadanka masar ayaa sheegayaa in dabley hubeysnaa uu weerar ku qaaday islamarkaana togtay mid kamid ah askari katirsan ciidamada Militiriga dalkaasi meel Iu dhow gurigiisa oo kuyaala Magaalada Sinai.

Kooxda Isku magacwaday khilaaafada Islaamka ee ISIL ayaa islamarkiiba shabakada taagerto ee amaq ku sheegatay dilka askari oo dhacay gelinkii dambe ee shalay oo jimco eheyd.

General Hesham Mahmoud Abualazm oo 47 sano jir aha ayaa lagu dilay Arish oo kutaaalo waqooyiga gobolka Sinai isaga oo guuri kujiray.

Bilihii lasoo dhaafay ciidamo militiri ah iyo kuwa booliska Masar katiran ayaa lagu dilay weerar qorsheysan oo mas’uuliyiidiisa sheeganeysay kooxda Daacish.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *