Posted in WARARKA

Nin u dhashay Mareykanka oo  qirtay in uu todobo qof  ku dilay  Koonfurta  gobolka Carolina

  Todd Kohlhepp  oo ah nin u dhashay mareykanka ayaa  gacanta lagu dhigay kadib markii  la  arkay haweeney silsilad lagu xiray oo ku sugneyd gurigiisa….

Posted in WARARKA

In ka badan 500,000   arday ah oo  berito u fariisanaya imtixaanaka  dugsiga sare ee KCSE-da

Imtixaanka qaran ee fasalka 4-ad ee dugsiga sare   loona soo gaabiyo KCSE-da ayaa la filaya in ay  berito oo isniin ah u fariistaan arday  dhan…

Posted in WARARKA

Nin weli cisbitaal ugu jiro dhawac ka soo gaaray  togaasho ay shalay u geysteen burcada countiga  galbeedka Pokot

Hal qof   oo uu shalay  dhawac ka soo gaaray toogasho ay u geysteen burcada  xoolaha ka dhacdo  galbeedka Pokot ayaa weli ku jiro cisbitaalka Kerio…

Posted in WARARKA

Dacwad oogayaasha kuuriyada koonfureed oo  soo saaray warqadihi lagu  soo xiri lahaa  laba qof oo horay madaxweynaha ula shaqeyn jiray

Dacwad oogayaasha  kuuriyada koonfureed ayaa jaray warqadihii lagu soo xiri lahaa laba qof oo horay ula shaqeyn jiray  haweneyda dalkaasi hogaamiso ee lagu magacaabo  Park…

Posted in WARARKA

Labo qarax oo  ka dhacay ciraaq oo ay ku dhinteen 21 qof.

Wararka  ka imaanaya  wadanka ciraaq  aya sheegaya in  dad naftood hurayaala ah oo saarnaa  babuurta gurmadka ee loo yaqaano Ambulance ay  qarax ka fuliyeen goob…

Posted in WARARKA

Jakoyo  Midiwo  oo  wacad ku maray in uu shaaca ka qaadayo dadka ku lug leh  fadeexadaha NYS iyo wasaarada cafimaadka

Jakoyo Midiwo oo ah xildhibaanka laga soo dooraty degaan baarlamaneedka Gem sido kale ka tirsan  xisbiga ODM ayaa ku goodiyay in uu shaaca ka qaadayo …

Posted in WARARKA

Musharaxa xisbiga jamhuuriga ee Mareykanka Donald Trump  oo  isaga oo khudbad jeedinaya  diabada soo saaray kadib cabsi dhalatay awgeed

Ciidamada  sirdoonka iyo sido kale booliska Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay nin eedeysana ah oo  la aaminsanyahay in uu yahay qofkii shalay  cabsi ka dhex…

Posted in WARARKA

Wasiirka biyaha iyo waraabka Eugene Wamalwa oo sheegay in mashruuca biyaha  oo ku soconayo sidii la qorsheeyay  xita hadii laga soo horjestay 

Wasiirka wasaarada biyaha iyo waraabka Eugene Wamalwa ayaa sheegay in mashruuca biyahay ee lga hirgelinayo  koonfurta galbeedka ee  kenyta  Mau  uu ku soconayo sidii loo…

Posted in WARARKA

In ka badan 30 sarkaal oo lala xiriirinayo lacagaha la sheegay in laga lunsaday wasaarada caafimadka oo fariimo qoray

Gudiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee loo soo gaabiyo EACC aya bilaabay in  fariimo ay qoraan  sarakiisha lagu tuhmayo in ay  ka  lunsadeen wasaarada…

Posted in WARARKA

Dowlada oo qiratay in xiligii ay Anne Waiguru ahayd wasiirada dowlada wadaajinta lacago laga lunsaday waaxda NYS

Madaxweyne ku xigeenka dalkani Kenya William Ruto ayaa  wasiiradii hore ee qorsheynta qaran iyo dowlad wadaajinta  ms Anne Waiguru  u jeediyay in ay qaadato masuuliyada…