Posted in WARARKA

Degaal culus oo dhex maraya Malayshiyaadka Peshmerga iyo ISIL

Dagaalyahannada Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq iyo xoogaga kooxda ISIL ayaa lagu soo waramayaa in uu dagaal culus ku dhex marayo meel u dhow magaalada Mosul…

Posted in WARARKA

Dowladda Philibine oo ka baxday heshiis ay hub uga gadan rabtay Mareykanka

Madaxweynaha dalka Philibine Rodrigo Duterte ayaa amar ku bixiyay maanta in la kansalo ama laga noqdo heshiis uu qorshihiisa ahaa in waddankaasi uu qoryaha gacanta…

Posted in WARARKA

Tiradii ugu badneyd abid oo u fariisatay imtixaanka KCSE

Imtixaanka dugsiga sare ee KCSE ayaa waxaa maanta u fariisatay tiradii ugu badneyd abid ooh al mar gasha imtixaankaasi shahaadiga ah. Wasaaradda wax barashada ayaa…

Posted in WARARKA

Nin waardiye ahaa oo lagu dilay Naivasha

Wararka naga soo gaaraya magaalada Naivasha ee ismaamulka Nakuru ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay toogasho ku dileen nin waardiye ahaa, xili ay isku dayayeen…

Posted in WARARKA

Isaac Ruto oo la dhigay isbitaalka

Madaxa maamul goboleedka Bomet Isaac Ruto ayaa la dhigay isbitaal ku yaalla magaalada tan Nairobi, kadib markii isagoo dhaawac qaba laga soo duuliyay magaalada Bomet….

Posted in WARARKA

Imtixaanka KCSE oo si habsami leh uga socda guud ahaan dalka

Imtixaanka Qaran e loo yaqaana KCSE ee ay sameynayaan  ardayda ka baxeysa dugsiyada sare e Dalka ayaa maanta si rasmi ah uga bilaawday dalka guud…

Posted in WARARKA

Qaramada Midoobay oo baareysa duqeyn uu Mareyknka ku dilay shacab

Masuuliyiinta Qaramada Midoobay ayaa sheegay in ay wadaan baaritaanno la xiriira dhacdadii duqeynta ahayd ee ay dhawaan diyaaradaha Mareykanka ka fuliyeen waqooyiga dalka Afganistan, taasoo…

Posted in WARARKA

Bangiga Equity oo dhac loo geystay

Kooxo lagu tuhunsanyahay in ay burcad yihiin ayaa jabsaday bangiga Equity, laantiisa xaafadda Kayole ee magaalada tan Nairobi, iyagoo halkaasi ka qaatay lacag aan qiimeheeda…

Posted in WARARKA

FBI-da oo wax dambi ah ku weysay Hilary Clinton

Hay’adda dambi baarista Mareykanka ee magaceeda loo soo gaabiyo FBI-da ayaa shaaca ka qaaday in ay soo af jartay baaritaannadii ay ku heysay eedeymaha la…

Posted in WARARKA

Kenya oo sii xoojisay ololaha ay ugu jirto xilka gudoomiyaha Midowga Africa

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa lagu wadaa in uu saaka kulan la yeesho madaxweynaha dalka Chad Iddiris Deby, si uu ugala hadlo arrimaha…