Posted in WARARKA

Qarax ka dhacay wadanka Congo oo laba ay ku dhinteen

Qarax ka dhacay wadanka dimuqraadiga ah ee Congo gaar ahaa gobolka bari ee kivu ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen laba qof halka…

Posted in WARARKA

Maxay Kenya kabaran kartaa doorashada maanta ka bilaabatay wadanka Mareykanka

Taariqdu marka ay tahay 8 bishi 8-aad sanadka 2017 waxaa la filayaa in shacabka dalkani Kenya ay u dareeran doorasho ay ku soo dooran doonaan…

Posted in WARARKA

Kalkaaliye shegey in jirdil uu kala kulmay ciidamada booliska sababo la xiriira in ay daaweysay qof katirsan Alshabaab

Kalaaliye u shaqeynayay dowlada dalka ayaa shegay in jirdil iyo dhibaato kale ay u gesteen ciidamada booliska mudda dhan 16 beri kadib markii lagu eedeeyay…

Posted in WARARKA

Mucaaradka oo doonaya in baaritaan lagu sameeyo xafiiska madaxweyne ku xigeenka

Xisbiga mucaaradka ah ee ODM ayaa doonaya in baaritaanno la xiriira Musuqmaasuqa lagu sameeyo xafiiska madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto. Hogaamiyeyaasha xisbigaasi ayaa dalbaday…

Posted in WARARKA

Xisaabiyeyaal cusub oo loo diray wasaaradda caafimaadka

Wasaaradda maaliyadda ee dalka ayaa magacowday koox cusub oo xisaabiyeyaal caalami ah, kuwaasoo mar kale xisaabin doona dhaqaalaha ku baxay wasaaradda caafimaadka ee lagu eedeeyay…

Posted in WARARKA

Bangiga First Community oo dhimaya shaqaalihiisa

Masuuliyiinta bangiga First Community ayaa shaaca ka qaaday in ay yareynayaan tirada shaqaalaha ka howl gala laamaha kala duwan ee bangigaasi, si loo ytareeo dhaqaalaha…

Posted in WARARKA

Isaac Ruto oo la dhigay isbitaalka

Madaxa maamul goboleedka Bomet Isaac Ruto ayaa la dhigay isbitaal ku yaalla magaalada tan Nairobi, kadib markii isagoo dhaawac qaba laga soo duuliyay magaalada Bomet….

Posted in WARARKA

Imtixaanka KCSE oo si habsami leh uga socda guud ahaan dalka

Imtixaanka Qaran e loo yaqaana KCSE ee ay sameynayaan  ardayda ka baxeysa dugsiyada sare e Dalka ayaa maanta si rasmi ah uga bilaawday dalka guud…

Posted in WARARKA

Israel oo ku gacan seyrtay wada hadalka nabadeed ee bariga dhexe

Xukuumadda Israel ayaa si rasmi ah u diiday in ay ka qeyb gasho wada xaajood nabadeed oo ku saabsan gobolka Bariga dhexe, kaasoo lagu wado…

Posted in WARARKA

Dowladda Saudi Arebia ayaa si aan kama dambeys ahayn u hakisay shidaalkii ay u dhoofin jirtay Masar

War kasoo baxay dowladda Masar ayaa lagu sheegay in masuuliyiinta Sacudi Arabia ay si ku meel gaar ah u joojiyeen dhaqdhaqaqaqyadii ay maraakiibta shidaalka sida…