Posted in WARARKA

Waa kuma Donald Trump

Donald John Trump, madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka, waxa uu dhashay 14-ki bishii June ee sanadkii 1946-di, wuxuuna ku dhashay deegaanka Queens  ee ka…

Posted in WARARKA

Donald Trump oo loo doortay madaxweynaha cusub ee Mareykanka

Waxaa barqanimadii maanta lasoo gaba gabeeyay tirinta codadka laga dhiibtay doorashadii shalay ka dhacday dalka Mareykanka oo ay xilka madaxweynaha ugu loolamayeen musharaxiin ay ugu…

Posted in WARARKA

Gudiga doorashada oo beeniyay in ay raadinayeen isbadal lagu sameeyo waqtiga doorashada

Masuuliyiinta guddiga madaxa bannaan ee doorashada iyo xuduudaha dalka ee IEBC ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin qabashada doorashada waqtigii loogu tala galay ee…

Posted in WARARKA

Danjiraha qaramada midoobay u qaabilsan Qaxootiga Soomaaliyeed oo booqday xeryaha dhadhaab

Waxaa shalay xeryaha qaxotiga ee dadaab boqasho kutagay wakiilka cusub ee qaxotiga Somaliyed u qabilsan hay’ada UNHCR Ambassador mohamed abdi Afay oo dhawaan loo maga…

Posted in WARARKA

Japan oo Kenya ka codsatay in aysan ciidankeeda kala soo bixin South Sudan

Dowladda Japan ayaa dhigeeda Kenya kala hadashay go’aanka ku aadan in ciidamada nabad ilaalinta ee ka socda Kenya laga soo saaro waddanka koonfurta Sudan. Raysul…

Posted in WARARKA

William Ruto oo beeniyay in uu ku lug leeyahay dilal iyo afduubyo

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa gaashaanka ku dhuftay eedeymo ku saabsan in uu ku lug leeyahay dilal qorsheysnaa oo aan sharciga waafaqsaneyn iyo…

Posted in WARARKA

War bixin ku saabsan xisaabaadka wasaaradda caafimaadka oo la filayo in ay soo baxdo

Isbuuca soo socda ayaa lagu wadaa in ay soo baxdo war bixin rasmi ah oo ku aadan natiijada baaritaanno dhinaca xisaabaadka ah oo lagu sameynayo…