Danjiraha qaramada midoobay u qaabilsan Qaxootiga Soomaaliyeed oo booqday xeryaha dhadhaab

Waxaa shalay xeryaha qaxotiga ee dadaab boqasho kutagay wakiilka cusub ee qaxotiga Somaliyed u qabilsan hay’ada UNHCR Ambassador mohamed abdi Afay oo dhawaan loo maga cabay danjiraha Qaramada Midoobay ee arrimaha qaxotiga somaliyed.

Afey ayaa waxaa uu kulan la qaatay hogamiyasha xeryaha qaxotiga dadaab oo uu ka dhagestay dhibatoyinka ay qabaan,  waxa una sheegay in uu dowladaha ay quseyso kala hadli doono sidii wax loogu qaban lahaa qaxotiga somaliyed eek u sugan halkaasi.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *