Posted in WARARKA

Weeraradii Brusels iyo Paris oo la sheegay in ay amar ku bixiyeen madaxda sare ee ISIL

War bixin hor leh oo ay soo saareen masuuliyiinta waddanka Belgium ayaa lagu sheegay in weeraradii goor sii horeysay laga fuliyay magaalooyinka Brusels iyo Pasris…

Posted in WARARKA

Milatariga India iyo Pakistan oo rasaas is weydaarsaday

Dowladaha India iyo Pakistan ayaa midka midka kale waxa ay ku eedeysay in ay masuul ka tahay is rasaaseyn hor leh oo ay milatariga labada…

Posted in WARARKA

Qof hubeysan oo toogasho ka geystay meel u dhow goobaha uu ka socdo mudaharaadka looga soo horjeedo Donald Trump

Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay meel u dhow goob ay ka socdeen dibadbaxyada looga soo horjeedo madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump,…

Posted in WARARKA

Faahfaahin kasoo baxeysa isku dhac Busia ku dhex maray booliska iyo mudaharaadeyaal

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya isku dhac shalay oo arbacada ahayd magaalada Busia ku dhex maray ciidamada amaanka iyo dad mudaharaadeyaal ah oo ka…

Posted in WARARKA

Arday jaamacadeed oo lagu qabtay iyagoo u fadhiya imtixaanka dugsiga sare

2 arday oo wax ka dhigata jaamacadaha ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii lagu qabtay iyagoo shalay u fadhiya imtixaanka dugsiga sare ee KCSE. Ardaydaan…

Posted in WARARKA

1 qof oo lagu dilay weerar ka dhacay xadka kala qeybiya Kisumu iyo Kericho

Wararka naga soo gaaraya galbeedka dalka ayaa sheegaya in 1 qof uu ku geeriyooday weerar la xiriiray dhaca xoolaha oo ka dhacay xadka kala qeybiya…

Posted in WARARKA

Kenya oo laga yaabo in ay dib u dhigto xiritaanka xeryaha qaxootiga

Dowladda Kenya ayey suurta gal tahay in ay suurta gal tahay in ay dib u dhigto tllaabadeeda ku aadan xiritaanka xeryaha qaxootiga ee dhadhaab, maadaama…

Posted in WARARKA

Mudaharaadyo ka dhan ah Donald Trump oo ka asocda Mareykanka

Waxaa sii xoogeystay mudaharaadyo ka dhan ah madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump, oo ka socda magaalooyinka dalka Mareykanka. Kumanaan qof oo ka…

Posted in WARARKA

Maxkamadda ICC-da oo golaha amaanka u dirtay war bixin ku saabsan xaaladda Libya

Dacwad oogaha guud ee maxkamadda dambiyada dagaalka aduunka ee ICC-da Fatou Bensouda ayaa golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay u dirtay warqad ay ku qortay halka…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Koonfur Africa oo mar kale wajahaya Mooshin ka dhan ah

Madaxweynaha waddanka Koonfur Africa Jacob Zuma ayaa mar kale wajahaya mooshin kalsoonida loogala noqonayo oo maanta loo gudbiyay aqalka baarlamaanka ee dalkaasi. Zuma ayaa loo…