Posted in WARARKA

Ciidamada dowladda Ciraaq oo lagu eedeeyay in ay xasuuq ka geysteen Mosul

Milatariga dowladda Ciraaq ee ku guda jira howlgalka lagu doonayo in dib loogu qabsado magaalada Mosul ayaa lagu eedeeyay in ay gumaad u geysteen dad…

Posted in WARARKA

Weerarro cunsurinimo oo laga soo tabinayo Mareykanka, kadib guushii Donald Trump

Waxaa isasoo taraya weerarada ku saleysan isir nacaybka ee dalka Mareykanka laga soo tabinayo tan iyo markii uu Donald Trump ku guuleystay in uu noqdo…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Koonfur Africa mar kale ka badbaaday in kalsoonida lagala noqdo

Madaxweynaha dalka Koonfur Africa Jacob Zuma ayaa si fudud uga badbaaday mooshin kalsooni kala noqosho ah oo cod loogu qaaday baarlamaanka dalkaasi. Xildhibaannada kasoo jeeda…

Posted in WARARKA

Howlgalkii ka socday dhismaha ku dumay magaalada Kisii oo hakad la galiyay

Waxaa hakad la galiyay howlgal badbaadin ah oo ka socday dhisme shalay subaxdii ku dumay magaalada Kisii, iyadoo hadda la sugayo in ay howlgalkaasi ku…

Posted in WARARKA

Faahfaahin kasoo baxeysa weerar lagu qaaday Qunsuliyadda Jarmalka ee dalka Afganistan

Waxaa isasoo taraya wararka ku saabsan qasaaraha ka dahshay weerar galinkii dmabe ee shalay lagu qaaday Qunsuliyadda ay dowladda Jarmalka ku leedahay Waqooyiga Dalka Afganistan….

Posted in WARARKA

Kenya oo lagu amaanay doorka ay ku leedahay nabad ilaalinta

Dowladda Canada ayaa amaan ballaaran oo ku aadan dadaallada nabad ilaalinta u jeediyay dowladda Kenya iyo masuuliyiinta hogaaminayaba. Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Canada Stephan…

Posted in WARARKA

Ururarada bulshada ee Mombasa oo wacad ku maray in ay khamiis kasta sameyn doonaan mudaharaad

Qaar ka mid ah ururada bulshada rayidka ah ee ka howl gala magaalada Mombasa ee gobolka xeebta dalka ayaa sheegay in ay isbuuc walba maalinta…

Posted in WARARKA

Dowladda oo amar ku bixisay in qasab hubka looga qaado shacabka Laikipia

Saraakiisha sar sare ee laamaha amaanka dowladda ayaa amar ku bixiyay in tallaabo loo qaado sidii hab qasab ah hubka sharci darrada ah looga aruurin…