Posted in WARARKA

Wariye u dhashay waddanka Iran oo lagu dilay magaalada xalab

Wariye u dhashay waddanka Iran ayaa waxa lagu dilay magaalada colaada ay ka taagan tahay ee Xalab waxana suxufigaas lagu dilay dagaal dhex maray ciidamadda…

Posted in WARARKA

Tobonaan qof oo khasaare u ka soo gaaray goob ay ku cibaadeysanaayen

Waxa lagu soo waramaya in u khasaare soo gaaray dad badan oo ku cibaadeysanaayay koonfurta waddanka Pakistan kadib marki u qarax ka dhacay halka ay…

Posted in WARARKA

Mid kamid ah xildhibaanada aqalka barlamaanka oo doonaya in madaxweyne kuxigeenka wax laga weydiiyo fadeexada NYS

Mudanaha laga soo doortay deegan barlamaneedka Emurua Dikirr Johana Ngeno oo maanta ka hadlaayay  magaalada Kericho ayaa sheegay in aysan habooneyn in u madaxweyne kuxigeenka…

Posted in WARARKA

Dibad baxyo waa weyn oo habeenki 3-aad laga soo tabiyay waddanka Maraykanka

Waxa habeenki 3-aad dibad baxyo aad u waa weyn laga soo tabiyay waddanka Maraykanka,dibad baxyadaas oo ay dhigaayen tageerada haweeneyda laga guuleystay ee Hillary Clinton…