Tobonaan qof oo khasaare u ka soo gaaray goob ay ku cibaadeysanaayen

Waxa lagu soo waramaya in u khasaare soo gaaray dad badan oo ku cibaadeysanaayay koonfurta waddanka Pakistan kadib marki u qarax ka dhacay halka ay ku cibaadeysanaayen oo waqtigaas ahayd mid aad u mashquul badan.

Weerarkan ayaa ka dhacay Shah Noorani oo kamid ah goobaha ay ku cibaadeystaan dadka ku dhaqan waddankaas waxana ay kutaala gobolka konfurta waqoyi ee Balochistan.

Saraakiisha gurmadka deg dega ah ayay ku adkaatay in ay goobta sida ugu dhaqsiyaha badan u gaaran maadama gobolkaas u yahay mid aad uga fog magaala madaxda waddankaas ee Islamabad.

Magaalada ayaa ah mid weerarada u nugul iyadoo horay loo soo tabiyay in ay weeraro badan ka dhacayn.

Biisha la soo dhaafay ayay weeraryahano weerar ku soo qaaden xaruun lagu tababaraayay ciidamo boolis ah waxana ay halkaas ku dileen dad kor u dhaafaya 60 qof halka 170 kalena ay ku dhaawacmen.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *