Posted in WARARKA

Colombia oo heshiis cusub la gaartay kooxda FARC

Doladda Colombiya ayaa heshiis hor leh oo nabadeed la gashay kooxda Fallaagada ugu weyn dalkaas ee magaceeda loo soo gaabiyo FARC. Wakiillo ka kala socda…

Posted in WARARKA

Ciidamada Ciraaq oo magaalo hor leh ka qabsaday ISIL

Saraakiisha taliska ciidamada Milatariga ee dalka Ciraaq ayaa maanta sheegay in ay ciidankooda qabsadeen magaalada Qadiimiga ah ee Nimrud, taasoo ay 2-dii sano ee lasoo…

Posted in WARARKA

Dhul gariir xoogan oo ku dhuftay New Zealand

Dhul gariir awood weyn leh ayaa ku dhuftay jaziirad ku taalla Dhinaca Koonfureed ee dalka New Zealand. Hay’adda qaabilsan dhinaca saadaasha hawada ee dalka Mareinaka…

Posted in WARARKA

Kenya oo sheegtay in ay garab taagantahay South Sudan

Masuuliyiinta dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday in aysan dayici doonin waddanka dariska ah ee South Sudan isla markaana halkiisa laga sii wadi doono dadaalka…

Posted in WARARKA

9 qof oo wali lagu la’yahay dhismihii ku dumay Kisii

Waxaa sare loo sii qaaday howlgalka gurmadka badbaadinta ah ee ka socda goobta uu ku dumay shismaha ka koobnaa 10-ka dabaq ee magaalad kisii, halkaasoo…

Posted in WARARKA

Dowladda oo qoreysa booliska keydka oo dheeraad ah

Laamaha dhinaca amaanka ee Dowladda ayaa billaabay qoritaanka ciidamo booliska keydka ah oo ay tiradooda gaareyso 3,200 oo askari. Arrintaan ayaa looga gol leeyahay in…

Posted in WARARKA

Qaramada midoobay oo ka digtay  xasuuq ay suurta gal tahay in uu ka dhaco sudaanta koonfureed 

Qaramada midoobay ayaa walaac ka muujisay xaalada sudaanta koonfureed ee sii xumaneyso halka laga cabsi qabo in uu xasuuq  isku bedelo. Hay’ada  qaramada midoobay ayaa …

Posted in WARARKA

Xisbiga ODM oo canbareeyay  dhacdo la sheegay in lagu xiray  mid ka mid ah musharixiinta  kursiga Ruaraka

Eliud Owalo oo ah sarkaal ay aad isugu dhowyihiin hogaamiyaha xisbiga ODM  oo ka tiran isbeheysiga mucaradka ee Cord Raila Odinga ayaa si  kulul u…

Posted in WARARKA

Australia iyo Mareykanka oo shaca ka qaaday heshiis ku saabsan dib u dejinta qaxootiga

Wadanka Australia  aya Mareykanka  la galay heshiis ku aadan dib u dejinta loo sameynayo  qaxootiga  ku jiro  xeryaha  ku yaala Papua New Guinea  iyoNauru  kadib…

Posted in WARARKA

Xaaladda degdeg ah  oo  uu dalka Faransiiska  ku jiro oo  ay suurta gal tahay in  la sii kordhiyo

Ra’isal wasaaraha Fransiiska, Manuel Valls, ayaa  sheegay  in ay suurto gal tahay in la  kordhiyo  mudada xaaladda degdegga ah ee  uu  ku iro dalkiisa. Xaaladan…