Posted in WARARKA

Maamule School oo meydkiisa laga helay Thika

Deegaan ka tirsan Magaalada Thika ee maamul goboleedka Kiambu ayaa dabayaaqadii isbuuca laga helay meydka nin maamule School ahaa oo la raadinayay muddo 1 isbuuc…

Posted in WARARKA

Dowladda dhexe oo mar kale loogu baaqay in ay u gurmato abaaraha ka jira gobolka Waqooyi bari

Waxaa isasoo taraya wax garadka iyo masuuliyiinta kasoo jeedda gobolka Waqooyi bari ee walaaca ka muujinaya saameynta ka dhalatay abaarta baahsan eek u dhufatay qeybo…

Posted in WARARKA

Raysul wasaarihii Bulgaria oo xilka iska casilay

Raysul wasaarihii waddanka Bulgaria Boyko Borisov ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu xilka iska casilay, kadib markii uu xisbigiisa talada haya guul darro…

Posted in WARARKA

Faahfaahin dheeri ah oo kasoo baxeysa dhul gariirkii ku dhuftay New Zealand

Ugu yaraan 2 ruux ayaa ku geeriyootay saameynta ka dhalatay dhul gariir awood badnaa oo habeenimadii axada soo galeysay ku dhuftay Jaziirad ku taalla koonfurta…

Posted in WARARKA

Mudaharaadyada looga soo hor jeedo Donald Trump oo galay maalintii 5-aad

Waxaa maalintii 5-aad galay mudaharaadyo looga soo hor jeedo guushii madaxweynaha la doortay ee dlaka Mareykanka Donald Trump. Dibad baxyadaan oo ay ka qeyb qaadanayaan…

Posted in WARARKA

Madaxweyne ku xigeenka dalka oo digniin u jeediyay hogaamiyaha mucaaradka

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga uga digay in uu faraha la galio arrimaha ku saabsan taliska Milatariga dalka. Ruto…

Posted in WARARKA

Donald Trump oo sheegay in uu musaafurin doono dadka ajaanibta ah ee ku xiran xabsiyada Mareykanka

Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa xaqiijiyay in maamulkiisa marka uu xilka la wareego ay tallaabo u qaadi doonaan sidii waddanka Mareykanka…

Posted in WARARKA

Hogaamiyeyaasha Jubilee oo gaashaanka ku dhuftay eedeymaha Musuqmaasuqa

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda xisbiga talada dalka haya ee Jubilee ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedeymihii dhinaca musuqmaasuqa ee ugu dambeeyay ee…

Posted in WARARKA

Shir ku saabsan arrimaha dhulka oo maanta ka dhacaya madaxtooyada

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa la filayaa in uu maanta aqalka madaxtooyada ee magaalada tan Nairobi ku marti galiyo shir looga hadlayo arrimaha dhulka, kaasoo ay…

Posted in WARARKA

Maamulka Isbitaalka Habasweyne oo ka jawaabay cabsho ka timid shacabka

Xili dadka kudhaqan degmada habaswayne ay cabasho ka mujiyeen adeega isbitaalka degmadaas ayaa waxaa arintaas kajawabay madaxa cafimaadka ee isbitaalkas Dr Abdi Osman. Dhaqtarka ayaa…