Dowladda dhexe oo mar kale loogu baaqay in ay u gurmato abaaraha ka jira gobolka Waqooyi bari

Waxaa isasoo taraya wax garadka iyo masuuliyiinta kasoo jeedda gobolka Waqooyi bari ee walaaca ka muujinaya saameynta ka dhalatay abaarta baahsan eek u dhufatay qeybo ka mid ah dalka, gaar ahaan deegaannada kala duwan ee Waqooyi bari.

Dubad Cali Cameey oo ah gudoomiyaha guddiga qaran ee suuq geynta xoolaha nool kana mid ah duqeyda gobolkaasi ayaa maanta mar kale dowladda dhexe ka codsaday in ay tallaabo u qaaddo sidii wax looga qaban lahaa mushkiladdaasi.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *