Posted in WARARKA

Diyaaradaha Turkey-ga oo duqeymo ka geystay Syria

Milatriga waddanka Turkeyga ayaa xaqiijiyay in diyaaradohooda dagaalka ay duqeymo ka fuliyeen bartilmaameedyo ku yaalla gudaha dalka Syria. Duqeymahaasi oo lagu caawinayay xoogaga mucaaradka Syria…

Posted in WARARKA

Taliska Booliska oo digniin u jeediyay dadka jeediya hadallada naceybka abuura

Saraakiisha taliska ciidamada booliska dalka ayaa soo saaray digniin hor leh oo ku wajahan siyaasiyiinta sameysa kicinta shacabka qalalaasaha siyaasadeed. Abaan duulaha guud ee booliska…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo u ambabaxay dalka Morocco

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa maanta u ambaxay  waddanka Morocco, isagoo billaabay lugtii 2-aad ee olole diplomaasiyadeed oo ay Kenya ugu xusul duubeyso in wasiiradda arrimaha…

Posted in WARARKA

Maxkamadda ICC-da oo tuhunsan in ciidamada Mareykanka ay dambiyo dagaal ka geysteen Afganistan

Dacwad oogeyaasha maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada dagaalka aduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo ICC-da ayaa sheegay in ay jirto suurta galnimada in ciidamada Mareykanka…

Posted in WARARKA

Booliska Ruushka oo helay cadeymo ku saabsan in la muqmaasuqay doorashadaii baarlamaanka ee dalkaas

Taliska ciidamada booliska ee dalka Ruushka ayaa shaaca ka qaaday in ay cadeymo u heleen eedeymo ku saabsanaa in wax is daba marin lagu sameeyay…

Posted in WARARKA

Naceybka ka dhanka ah Muslimiinta oo ku batay Mareykanka

Daraasad cusub oo ay soo saartay hay’adda dambi baarista Federaalka Mareykanka ee FBI-da ayaa lagu sheegay in uu mudooyinkaan aad u kordhay xadiga dambiyada la…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka hoose ee Kilifi oo joojiyay howlihiisa si loo baaro eedeymo musuqmaasuq ah

Golaha wakiillada ee maamul goboleedka Kilifi ayaa si ku meel gaar ah u joojiyay dhammaan howlihiisi khaaska ahaa, si xooga loo saaro in baaritaanno lagu…

Posted in WARARKA

Isku dhacyo dad ku dhinteen oo dhex maray booliska Nigeria iyo dad Shiico ah

Ugu yaraan 9 ruux ayaa lagu dilay halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen isku dhacyo hor leh oo dhex maray ciidamada booliska ee dalka Nigeria…

Posted in WARARKA

In ka badan 10 macalin oo loo xiray sababo la xiriira wax baridda sharci darrada ah

Ciidamada booliska ee dlaka ayaa xabsiga u taxaabay 12 macalin oo wax ka dhigta Schoollada, kuwaasoo ku howlanaa hannaanka wax baridda loo yaqaanno Tuushanka oo…

Posted in WARARKA

Kenya oo la filayo in aysan bishaan fulinin go’aankii ku saabsanaa xiritaanka xeryaha Qaxootiga

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in laga yaabo in aysan suurta gal ahayn in dowladda Kenya ay sidii qorshaha ahaa xeryaha qaxootiga dhadhaab albaabada isugu…