Posted in WARARKA

Maraykanka oo sheegay in ay cunaqabateyn cusub saarayan dawladda Bashar Al-Assad

Sharci dajiyaasha waddanka maraykanka ayaa waxa ay baas mariyeen hindise sharciyeed kaas oo ay uga gool leeyihiin in ay cuna qabateyn ku saran dawladda madaxweyne…

Posted in WARARKA

Qarax ka dhacay dalka Afghanistan

Nin naftiis huraha ayaa qarax ka geeystay waddanka Afghanistan,qaraxaas oo u la beegsaday baabur ay saarnaayen ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee waddankaasi. Qaraxaas ayaa…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Ukraine oo caawinaad ka dalbaday Donald Trump

Madaxweynaha waddanka Ukraine Petro Poroshenko ayaa madaxweynaha cusub ee la doortay ee waddankaas maraykanka weydisay caawinaad xili u khadka telefoonka kula hadlaayay si u markaas…

Posted in WARARKA

Duqa magaalada galbeedka Virginia oo iscasilay

Duqa magaalada galbeedka Virginia ayaa iscasilaad ku yaboohday kadib hadalo ku saleeysan cunsurinimo oo ka dhan ah haweeneyda ah xaaska madaxweyne Barack Obama, Michel Obama….

Posted in WARARKA

Booliska oo xiray murashaxa u taagan kursiga Xildhibaanimo ee deeganka Ruaraka

Booliska ayaa xiray murashaxa u hanqal taagayo in u qabto kursi barlamaneedka deeganka Ruaraka marka la gaaro doorashada lagu wado in ay ka dhacdo dalka…

Posted in WARARKA

Tahriibeyaal hor leh oo ku dhintay xeebaha Libya

Ku dhawaad 100 qof oo tahriibeyaal ah ayaa la rumeysanyahay in ay ku geeriyoodeen biyaha la baxsan xeebaha dalka Libya, kadib markii ay qalibantay dooni…

Posted in WARARKA

Kenya oo balan qaaday in ay kaalin ka qaadaneyso ka hor tagidda diirrimaadka cimilada

Dowladda Kenya ayaa beesha caalanka u xaqiijisay in ay mudnaan siineyso hir galinta heshiiska ku aadan hoos u dhigidda xadiga diirrimaadka cimilada adduunka ee sii…

Posted in WARARKA

Madaxa caddaaladda oo la filayo in uu xoojiyo wax qabadka waaxda garsoorka

Garsoore David Maraga oo ah madaxa caddaaladda dalka ee dhawaan xilka la wareegay ayaa talaadadii shalay sheegay in uu tallaabo u qaadi doono sidii loo…

Posted in WARARKA

Guddiga IEBC oo beeniyay in ay wada shaqeyn hoose la leeyihiin xisbiga Jubilee

Masuuliyiinta guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha dalka ee IEBC ayaa gaashaanka ku dhuftay eedeyn loo jeediyay oo ku saabsan in ay gacan saar…