Posted in WARARKA

Dad ku dhow 100 qof oo laga cabsi qabo in ay ku dhinteen xeebaha Libya

Dad kor u dhaafay 100 qof oo muhaajirin ah ayaa la cabsi qabaa in ay ku geeriyooden badda Mediterranean-ka kadib markii dooni ay sarnaayen ay…

Posted in WARARKA

Rushka oo sheegay in uu duqeyn ku dilay xubna katirsan kooxaha mucaaradka ee dalka Syria

Dowlada Ruska ayaa shegtay in ay duqeyn ku dileen ku dhawaad 300 oo ah xubno katirsan kooxaha mucaaradka Syria, waxayn intaasi kudareen in dadka duqeynta…

Posted in WARARKA

Inta badan Kenyanka oo la sheegay in ay tageersan yihiin xiritaanka xeryaha qaxootiga ah ee dhadhaab

Inta badan muwaadiniinta Kenyanka ah ayaa la sheegay in ay taagersan yihiin go’anka ay dowlada dalka ku xireyso islamarkaana ay dib u celineyso qoxootiga kujira…

Posted in WARARKA

Iskuduwaha amaanka ee gobolka waqooyi bari oo maanta kulan la yeeshay imaamyada masaajidyada Garissa

Isku duwahaha dhanka aminga ee gobolka waqooyi bari Ambasador Maxamuud Saalax ayaa maanta maagalada Garissa waxa uu kulan kula yeeshay iimaamyada masaajida ku yaala magaalada…

Posted in WARARKA

Shacabka oo laga codsaday in ay ra’yi ka dhiibtaan xulista hogaanka gudiga doorashada

Guddiga loo xil saaray soo xuliska hogaanka iyo xubnaha golaha madaxa bbaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha dalka ayaa shacabka ku marti qaaday in ay fikradohooda…

Posted in WARARKA

Hogaamiyaha maamul goboleedka Machakos oo ka hadlay mooshinka ka dhanka ah

Madaxa ismaamulka Machakos Alfred Mutua ayaa xisbiga WIPER ee uu hogaamiyo Kalonzo Musyoka ku eedeeyay in ay soo abaabuleen mooshinka isaga ka dhanka ah ee…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo madax kale ka codsaday in ay taageeraan mowqifkiisa ku aadan gudoomiyaha midowga Africa

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa ugu baaqay hogaamiyeyaasha ka qeyb galaya shirka isbadalka cimilada aduunka ee ka socda Morocco in ay garab istaagaan dadaalka ay dowladda…

Posted in WARARKA

Barack Obama oo kulan la yeeshay hogaamiyaha Jarmalka

Madaxweynaha xilka kasii dagaya ee dlaka Mareykanka Barack Obama ayaa lugtiisii ugu dambeysay ee safar uu ku marayo qaaradda Europe ku tagay waddanka Jarmalka, isagoo…

Posted in WARARKA

Dowladda Philibine oo shaacisay suurtagalnimada ah in ay ka baxeyso maxkamadda ICC

Madaxweynaha dlaka Philibine Rodrigo Duterte ayaa maanta sheegay in ay macquul tahay in waddankiisa uu maro waddadii uu qaaday dalka Ruushka oo ku dhawaaqay in…

Posted in WARARKA

In ka badan 240 qof oo isbuucaan ku dhimatay badda Mediterranean -ka

Dad ay tiradooda kor u dhaafeyso 240 ruux oo qaxooti ah ayaa isbuucaan gudihiisa oo kaliya ku geeriyooday badda Mediterranean-ka ee isku xirta Libya iyo…