Posted in WARARKA

Madaxweynaha Philibine oo sheegay in uu soo dhaweynayo dhamaan qaxootiga caalamka

Madaxweynaha dalka Philibine Rodrigo Duterte ayaa sheegay in waddankiisa uu boos u hayo dhammaan dadka qaxootiga ah eek u bara kacay caalamka, isagoo ku yaboohay…

Posted in WARARKA

Raysul wasaare cusub oo loo magacaabay dalka Dr Congo, iyo muran ka taagan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo Joseph Kabila, ayaa magacaabay raysul wasaare cusub oo uu yeelanayo dalkaasi, isagoo kasoo dhex xushay mid ka mid ah…

Posted in WARARKA

Ku dhawaad 15 qof oo ku dhimatay dagaal ka dhacay Koonfurta Sudan

Ugu yaraan 15 ruux ayaa lagu dilay isku dhacyo hor leh oo dalka Koonfurta Sudan ku dhex maray ciidamada dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Salva Kiir…

Posted in WARARKA

Ruto oo maalintii 2-aad booqasho ku jooga gobolka xeebta

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa shalay khamiistii billaabay booqasho 4 cisho qaadaneysa oo uu ku marayo 6 maamul goboleed oo ku yaalla gobolka…

Posted in WARARKA

40 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Ciraaq

Ugu yaraan 40 ruux ayaa lagu dilay halka in ka badan 60 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen qarax is miidaamin ah oo lala beegsaday…

Posted in WARARKA

Shaqaalaha maamul goboleedka Nairobi oo baajiyay gadood shaqo joojin ah

in kabadan 13,000 oo kamid ah shaqalaha maamul goboleedka Nairobi ayaa baajiyay Shaqo joojin  ay qorsheynayaeen in ay ku dhaqaaqaan. Shalay ayey amsuuliyiinta shaqaalaha ku…

Posted in WARARKA

Dowladda oo amar ku bixisay in si qota dheer loo baaro fadeexadda Kilifi

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa laamaha dambi baarista ee dalka ku amray in ay si qota dheer u baaraan fadeexadda musuqmaasuqa ah ee…

Posted in WARARKA

Faahfaahin kasoo baxeysa dhaawac loo geystay mid ka mid ah macalimiinta ku howlan imtixaanka KCSE

Askari ka tirsaan ciidamada booliska maamulka ee ka howl gala ismaamulka Siaya ayaa shalay si kama’ ah toogasho ugu dhaawacay mid ka mid ah macalimiinta…