Posted in WARARKA

60 qof oo ku dhintay tareen ku gadoomay dalka India

Ugu  yaraan 60  qof ayaa ku dhintay halka  in ka badan 150  qof oo kalena ay ku dhawacmeen  dhacdo  uu tareen ku gadoomay   waqooyiga gobolka…

Posted in WARARKA

Qaar ka mid ah Ururada rayidka oo ku baaqay in maxkamada caalamiga ee dambiyada dagaalka ee ICC dib u habeyn lagu sameeyo

Qaar ka mid ah Ururada  rayidka ee  ka howl galo dalkani Kenya ayaa maxkamada caalamiga ee  dambiyada dagaalka ee loo soo gaabiyo ICC ku eedeyay …

Posted in WARARKA

 Senetarka countiga Baringo Gideon Moi oo sheegay in madaxweyne Uhuru uusan musuqmaasuq ku lug lahayn

Guddoomiyaha xisbiga KANU  sido kalena ah  senetarka countiga Baringoi Gideon Moi ayaa madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta difaacay isaga oo xusay in uusan ku lug lahayan…